Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamda Mareykanka ay ka fuliyeen duqeyn cirka ah oo ka dhacday…
Browsing: US
Wararka laga helayo dalka Ciraaq ayaa sheegaya in weerar madaafiic ah lagu qaaday saldhig ay ciidamada Mareykanka ku leeyihiin dalka…
Safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa maanta tegay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, isagoo halkaasi kulan kula yeeshay…
Taliyaha ciidamada cirka ee ilaalada Kacaanka Iiraan Gen. Ali Hagi Zada ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Tehran ku sheegay…
Ururka Alshabaab ayaa shuruuf ku xiray in ay joojiso weerarrada ah ku heyso Mareykanka iyo danihiisa, kadib bayaan kasoo baxay…
Alshabaab ayaa baahisay bayaan kasoo baxay hogaanka sare ee Ururkaasi, kaasoo uu jeediyey afhayeenka guud ee Xarakada, Sheekh Cali Maxamuud…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qabtay shir jaraa’id oo dib u dhacay saacado badan, isagoo si qabow uga hadlay weerarka…
Waxaa soo baxaya xog ku saabsan in Mareykanka uu sii ogaa weerarka Gantaalaha ee xalay saqdii dhexe kadib Iiraan ku…
Barta ay twitterka ku leedahay Wakaaladda Wararka dalka Kuwait ee KUNA ayaa la jabsaday iyadoo lagu faafiyey War ku saabsan…
Hoggaamiyaha Kacaanka Islaamiga Iiran Ayatollah Cali Khumeyni ayaa khudbad uu goor dhoweyd u jeediyey shacabka dalkaasi ku sheegay in weerarkii…
Telefishanka dalka Iiran ayaa goor dhoweyd shaaciyey in weerarkii Gantaallaha ee lagu qaaday saldhigga ciidamada Mareykanka ee Ceyn-Al-asad ay ku…
Ciidamada ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa ku hanjabay inay weerar duqeyn ah ku qaadi doonaan dalalka Imaaraadka iyo israa’iil, haddii uu…
Qoraal ay xukuumadda Ciraaq saxaafadda u dusisay ayaa jahawareer ku dhaliyey Madaxda dalka Mareykanka markii ay faafiyeen wakaalada wararka caalamiga…
Waxaa la shaaciyey askarigii Mareykanka ee ku dhintay weerarkii shalay Alshabaab ku qaaday saldhigga Manda Bay, ee Gobolka Lamu, dalka…
Taliska ciidamada Marykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa goor dhoweyd shaaciyay in weerarkii Alshabaab saaka ku qaaday Saldhigga Ciidamada Cirka ee…
Waxaa baraha bulshada lagu baahiyey muuqaallada maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo saaka weerar ku qaaday saldhigga ciidamada Cirka Kenya iyo…
Baarlamaanka dalka Ciraaq ayaa fadhi uu maanta yeeshay uga dooday falkii ciidamada Mareykanka ku dileen taliyihii Ciidamada Qudus ee dalka…
Hoggaamiyaha Ururka Xisbullaah Sheekh Xasan Nasrallah ayaa khudbad uu jeediyey uga hadlay xaallada ka dhalatay dilka Jeneraal Qaasim Suleymani oo…
Madaxda dalalka Mareykanka iyo Iiraan ayaa is weydaarsaday hanjabaadyo kulul, kadib duqeyntii uu Mareykanku ku dilay taliyihii ciidamada Qudus ee…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya inuusan weli kala caddeyn xaaladda saldhigga saldhigga Magogoni ee ciidamada…
