Wararka laga helayo dalka Ciraaq ayaa sheegaya in Gantaallo ay ku dhaceen agagaarka xarunta safaaradda Mareykanka ee magaalada Baqdaad iyo…
Browsing: US
Wararka dunida waxaa hareeyay xiisada ka dhalatay tallaabadii uu Mareykanka qaaday ee uu magaalada Baqdaad ku dilay Jeneraalkii hoggaaminayey Ciidamada…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qaatay go’aankii lagu dilay taliyihii ciidamada Qudus ee ilaalada Kacaanka Iiraan Jen. Qaasim Suleymani, iyadoo…
Dadweyne far badan oo kumanaan ah iyo saraakiil iyo mas’uuliyiin ahaa ka qeyb galay janaasada Taliyihii ciidamada Qudus ee dalka…
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICA ayaa shaaciyey in duqeyn cirka ah lala beegsaday maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo dagaal la…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd saxaafadda la hadlay, isagoo sheegay in amarkii uu ku bixiyey in la dilo…
Taliyaha cusub ee Ciidamada ilaalada kacaanka Iiraan ee Qudus Gen. Ismacil Gha’ani oo lagu bedelay taliyihii hore ee Mareykanku saaka…
Golaha Amniga Qaran ee dalka Iiraan kulan degdeg ahaa oo ay lahaayeen soo gabagabeeyay, iyagoo ka arrinsaday jawaabta ay Iiraan…
Wararkii ugu danbeeyay kadib duqeyntii uu Mareykanka ku dilay hoggaamiyihii Guutalada Qudus ee ciidamada ilaalada Iiraan Jeneraal Qaasim Suleymani ayaa…
Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa shaacisay inay duqeyn ku dishay Jeneraal Qaasim Suleymani oo hoggaaminaya Guuto ka mida ciidamada ilaalada kacaanka…
Wararka laga helayo magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq ayaa sheegaya in dadweyne bannaanbaxayaal ah oo careysan ay ku qamaameen xarunta…
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa shaaciyey laba duqeyn oo ay ka fuliyeen Xarumo Alshbaab ku leeyihiin deegaanno ka tirsan…
Madaxweynaha Mareykanka Donald J. Trump ayaa noqday madaxweynihii saddexaad ee dalka Mareykanka lagu soo oogo Mooshin xil ka qaadis ah,…
Xarunta Koongareeska Mareykanka ee magaalada Washington waxaa ka socda dooda mooshinka xilka qaadista Madaxweyne Donald Trump, iyadoo cod loo qaadi…
Ilhaan Cumar ayaa shaacisay inay xaqiijiyeen in Koongares-ka Mareykanka uu Deyntii dalkaasi ku lahaa Soomaaliya ka fududeynayo.
Aqalka Wakiilada Mareykanka ee ay awoodda ku leeyihiin Xisbiga Dimoqraadga ayaa maanta oo Arbaca ah cod u qaadi doonaya Mooshinka…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay inaysan wax dood ah ka taagneyn in haweenka ay ka wanaagsan yihiin…
Guddi ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ee ay u badan yihiin Xisbiga Dimoqraadiga ayaa ansixiyey qodoabdda lagu soo eedeeyay Madaxweyne…
Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa la sheegay inuu xilka isaga tegayo haddii dowladda Mareykanka aysan ogolaan…
Guddiga Koongareeska Mareykanka u qaabilsan Baarista iyo Sirdoonka ayaa si rasmi ah Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ugu soo eedeeyey inuu…
