Hogaamiyaha xisbiga Himilo Shariif Sheekh Axmed iyo xubno ka mida xisbigiisa ayaa maanta la kulmay safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald…
Browsing: US
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa fadeexad kala kulmay sawir uu soo dhigay barihiisa bulshada, isagoo ika dhigaya nin xoog badan…
Mareykanka ayaa ka dalbaday dowladda Soomaaliya inay ku dhaqaaqo Qodob oo muhiim u ah Doorashooyinka soo socda ee Soomaaliya, kadib…
Wararka laga helay magaalada Washignton ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in muddo kooban oo daqiiqado ah la joojiyey howlihii ka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa magaca ‘Somalia’ u adeegsaday dhageysiga dacwadda lagu soo oogay ee Mooshinka la doonayo in xilka…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay kasoo saartay xaaladda siyaasadda dalka ku sheegtay inay ku boorineyso dhammaan dhinacyada…
Alshabaab ayaa soo saartay muuqaal cusub oo ka hadlaya xaflad loo qabtay maleeshiyadii weerartay saldhigga Balidoogle ee cidamada Soomaliya iyo…
Baadariyaasha Kirishtaanka ayaa madaxweynaha Mareykanka u sameeyay kulan ay ugu duceynayeen oo si qarsoodi ah uga dhacay aqalka Cad, iyadoo…
Dowladda Eritrea ayaa Dowladda Eritrea ayaa war aan la fileyn kasoo saartay afgembi la isku dayey in dalkaasi laga sameeyo…
Wasaradda Difaaca Mareykanka ayaa baahisay qeyb yar oo ka mida Muuqaal lag duubay howlgaliii lagu dilay hogaamiyaha Daacish Abubakar Albaqdaadi.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu geeriyooday hoggaamiyihii iyo aasaasihii Daacish Abuubakar Al-baqdaadi.
Xogo dheeraad aha ayaa kasoo baxaya weerar ay ciidamo gaara oo Mareykan ah xalay ka fuliyeen magaalada Idlib ee dalka…
Warar ay baahiyeen warbaahinta Mareykanka ayaa sheegaya in hoggaamiyihii kooxda khilaafada Islaamiga ee Daacish lagu dilay howlgal ay ciidamada Mareykanka…
Madaxweyne Donald Trump ayaa caawa ku dhawaaqay inuu Mareykanka qaadayo dhammaan xayiradii dhinaca dhaqaale iyo canshuurkii lagu soo rogay dalka…
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa beeniyay inuu kulan dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Kenya Kyle McCarter ayaa laga soo xigtay inuu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ka dalbaday…
Turkiga iyo Mareykanka ayaa ku heshiiyey xabad joojin shan maalmood ka dhaqan gasha Waqooyiga Syria, iyadoo dagaalyahannada Kurdiyiinta laga fogeynayo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa ka dhoofay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Dowladda Mareykanka ayaa caawa shaacisay inay ciidamo hor leh iyo Gantaalaha difaaca u dirayo Boqortooyada Sacuudiga, kadib weerarkii lagu qaaday…
Haweeneyda asalkeedu Soomaalida yahay ee ka tirsan Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa bilowday dacwad ay isaga fureyso saygeeda Axmed Xersi,…
