Ugu yaraan 17-qof ayaa dhimatay kadib markii nin 19 sano jir ah uu rasaas ku furay Dugsi sare oo ku…
Browsing: US
Taleefishinka caanka ah CNN, fadhigiisuna yahay dalka Mareykanka ayaa soo bandhigay barnaamij maqal iyo muuqaal oo ku sabasna sida lacagaha…
Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday maamulka la baxay Somaliland inuu dhowro xaqa xoriyadda hadalka iyo fekerka.
Muuqaalo lagu baahiyey baraha bulshada ayaa muujiyey in timaha madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ay yihiin kuwo kabkab ah oo qeybo…
Hoggaamiyaha aqlabiyadda yar ee Aqalka Congress-ka Maraykanka Nancy Pelosi oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga ayaa jeedisay khudbaddii ugu dheereyd muddo…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa la sheegay in uu dalbaday in Maraykanka laga sameeyo dhoolatus militari kaas oo la mida…
Shiinaha ayaa ugu baaqay Mareykanka inuu isaga haro waxa uu ku tilmaamay hab dhaqanka ku salaysan dagaalka qabow, waana inuu…
Xubno sarsare oo ka mid ah xisbiga Dimoqaraadiga ayaa uga digay madaxweyne Trump in uusan u adeegsan warqada rasmiga ah…
Dhaqtarkii kooxda qalaama-rogadka Maraykanka Larry Nassar ayaa la sheegay in gabdhaha yaryar ee uu faro xumeeyay ay gaarayaan illaa 265…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay la wareegtay diyaarad nooca is wada ee Drone ah oo ku soo dhacday degaan katirsan…
Dowladda Maraykanka ayaa mamnuucista ka qaaday dadka qaxootiga ah ka socda 11 dal oo loo arkay in ay halistooda badantahay…
Diyaarad miig ah oo nooca dagaalka ah oo uu Ruushka leeyahay ayaa aad ugu dhawaatay diyaarad uu Maraykanka leeyahay oo…
Madaxii dhanka dhaqaala uruurinta u qaabilsanaa xisbiga Jamhuuriga Steve Wynn ayaa is casilay kadib markii ay soo baxeen eedeeymo ku…
Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhaartay in dagaalka ka dhanka ah Kurdiyiinta Waqooyiga Suuriya uu wadi doonaan ilaa…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa amray in shaqada laga eryo dacwad oogaha gaarka ah ee Robert Mueller bishii June ee…
Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaki galiyay in wadahadalada nabadda ee bariga dhexe ay dib u bilaaban karaan isagoo cambaareyn…
Bisad sawirkeeda loo isticmaalay xayaysiin ayaa maxkamad ku taalla Gobolka California ee Dalka Mareykaka u xukuntay lacag dhan $710,000 doolar…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musavani ayaa sheegay in uu jecelyahay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, sababtuna tahay maadaamaa uu yahay nin saraaxo…
Dowladda Mareykanka ayaa wajaheysa inay shaqeyn waayaan dhammaan laamaheeda federaalka kaddib markii ay senetarada waddankaasi ku guuldareysteen inay isku afgartaan…
Wararka laga helayo gobolka SH/dhexe ayaa sheegaya sheegay in howgal ay iska kaashanayaan ciidamo Soomaali iyo Mareykan ah uu ka…
