Warbaahinta kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigay muuqaalka Gaari Caasi ah oo la sheegay inay xalay duqeeyeen diyaaradaha dagaalka Mareykanka.
Browsing: US
Madaxweynaha Ruushka ayaa ku biiray mdaxda dunida ee ka hor timid go’aankii madaxweynaha Mareyanka ugu aqoonsaday magaalada Qudus inay tahay…
Nin isku dayay inuu isku qarxiyo Busteejada ugu weyn Basaska ee magaalada New York ayaa la qabtay, waxaana dhaawacyo soo…
Madaxii Arrimaha siyaasadda ee safaaradda Mareykanka u qaabilsaneyd Soomaaliya haweeneyda lagu magacaabo Elizebeth Schockefford ayaa iska casishay xilkii ay u…
Soomaali laga soo tarxiilay dalka Mareykanka oo ku soo jeeday magaalada Muqdisho ayaa dib loogu celiyay Mareykanka kadib markii la…
A member of the US Congress has urged the Defence Department to launch a new investigation into reports of a…
Sheekha Azhar Axmed ADayib ayaa qaadacay kulan hore loo qorsheeyay inuu la yeesho madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence oo…
Maamulka dowladda Falastiin ayaa la sheegay inay qaadaceen la kulanka madaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo socdaal ku tegi doona Bariga…
Madaxda caalamka ayaa si weyn uga fal celiyay go’aankii uu soo saaray madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ahaa inuu magaalada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka…
Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday heshiis ku kacaya lacag dhan 300 Milyan oo Doolar.
Madaxweyne Trump ayaa isku soo jeediyay eedeeymo cusub oo ku saabsan in uu caqabad ku noqday cadaaladda ka dib markii…
Amiirka guud ee Al-Shabaab Axmed Diiriye Abuu-Cubeyda iyo ciidamo faro badan oo la socda ayaa lagu arkay Gobolka Gedo.
Maamulka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la filayaa inuu ku dhaqaaqo tallaabo si weyn uga careysiin doonta dadka muslimiinta ah…
Waxaa sii xoogeysanaya warka sheegaya in Madaxweynaha Mareykanak Donald Trump uu todobaadyada soo socda beddeli doono Xoghayah Arrimaha Dibadda Rex…
Ra’iisal wasaaraha UK Theresa May ayaa jawaab u dirtay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, iyadoo sheegtay inuu ku khaladanaa sii faafinta…
Safiiradda Mareykanka u fadhida golaha ammaanka ee Qaramada midoobay, Nikki Haley ayaa hoggaanka Kuuriyada Waqooyi uga digtay in gebi ahaan…
Madaxweynaha Mareykanka Doland Trumpo ayaa weerar dhinaca afka ah ku qaaday Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska haweeneyd Theresa May, kadib dood ka dhalatay…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika Dowladda Maraykanka ayaa war kasoo saaray weerarkii Bariire ka dhacay bishii Ogost ee sanadkan.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag kadib markii uu dib u faafiyay Muuqaalo dhowr ah…
