Xisbiga Dimuqraaddiga, ayaa si rasmi ah u magacaabay in xog-hayihii hore ee arrimaha dibadda Hillary Clinton ay noqoto musharaxa madaxtinnimo…
Browsing: USA
Musharaxa xisbiga Dimoquraadiga Hillary Clinton ayaa magacowday musharaxa madaxweyne ku xigeenka Mareykanka ee xilkaasi ay u wada loolami doonaan.
Ciidamo huwan ah oo ka kala socda dowladda Soomaaliya, Maamulka Jubba, Mareykanka iyo AMISOM ayaa weerar ku qaaday saldhigyo kooxda Al-Shabaab ay…
Musharixii madaxweyne ee Xisbiga Jamhuuriga Senator Ted Cruz ayaa diiday inuu taageero Donald Trump
Xisbiga Jambuuriga dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah u doortey ganacsadaha maal-qabeenka ah ee muranka weyn dhaliyay Donald Trump
Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in 7 sarkaal oo boolis ah la toogtay, isla markaana saddex ka ka…
Dabley hubeysan ayaa laba sarkaal oo boolis ah ku dilay, isla markaana dhaawacay laba kale Gobolka Michigan ee dalka Mareykanka,…
Ninkii Shiishyahanka ahaa ee toogtay 12 sarkaal oo ka tirsan magaalada Dallas ee dalka Mareykanka oo shan ka mida uu…
Dowladda Mareykanka ayaa liiska madow ee shaqsiyaadka argagixisada ee hantidooda la xayiray ugu danbeyn ka saartay Ganacsade Axmed Nuur Cali…
Xoghayaha Ururka IGAD Maxbuub Macalim iyo Agaasimaha Waakaaladda horumarinta Mareykanka Bariga Afrika Carlin freeman ayaa magaalada Jabuuti ku kala saxiixday…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa digniin hordhac ah kasoo saaray weeraro uu sheegay inay kooxda Al-shaba u qorsheenayan sidii ay ugu…
Dowladda Maraykanka ayaa Somalia u diraysa safiirkeedii u horreeyay muddo 25 sano ah. Safiirkan oo lagu magacaabo Stephen Schwartz ayaa…
Taksiile Soomaali ah oo ka shaqeysta maagaalada LOUISVILLE, Kentucky ee dalka Mareykanka ayaa weerar lagu qaaday iyadoo dhaawac ka soo gaaray.…
Nin doonayay inuu dilo musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee doorashada Mareykanka Donald Trump ayaa lagu qabtay bannaanbax uu ku sugnaa musharax…
Wiil uu awoow u yahay Feeryahankii caanka ah ee dhowaan geeriyooday Maxamed Cali Kalaay ayaa ku socda inuu caan noqdo…
Booliska Mareykana ayaa dilay nin Soomaali ah oo hubeysan, kaasoo gudaha u galay dukaanka weyn ee shirkadda Walmert, kuna yaala…
Ururka Khilaafada islaamiga ee DAACISH ayaa sheegtay inuu mas’uul ka ahaa weerarkii xalay lagu qaaday Baar ku yaala magaalada Orlando,…
Wararkii ugu danbeeyay weerarkii nin hubeysan xalay ku qaaday Baar lagu caweeyo oo ku yaala magaalada Orlando ee gobolka Florida…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay la wareegtay diyaarad nooca Drone-ka ah oo aan cidna wadin, kadib markii ay ku soo…
Rasaas culus ayaa ka dhacday goob lagu caweeyo oo ku taalla magaalada Orlando ee Gobolka Florida dalka Marykanka. Nin dabley…
