Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in shaqaalihii hab-maamuska ee Villa Somalia shaqadii laga eryay.
Browsing: Villa Somalia
Agaasimaha cusub ee madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa la sheegay inuu gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar.
Agaasinka cusub ee madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in goor dhow lagu dhawaaqo.
Madaxweyanha Soomaaliya oo ay maanta u dhammaatay 100 maalmood oo si rasmi ah uu kursiga madaxtooyada Villa Somalia kuga fadhiyay…
“Aadan Cabdulle waxaa uu ahaa Madaxweynihii ugu horeeyay oo dalka soomaray oo ahaa Madaxweyne ku yimi hab dimuqraadiyad, dimuqraadiyadna uga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhaqaaqay tallaabo uu xafiiskiisa ku suray mid ka mida madaxweynayaashii Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa iska hor imaad dhex maray ciidamada ilaalada madaxtooyada iyo askar ilaalo…
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baalle) ayaa la sheegay inuu qarka u saaran yahay is-casilaad, kadib markii…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda Ee Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal lagu magacaabo Cabdishakuur Mursal Maxamad oo ka tirsanaa ciidanka ilaalada…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa joojisay qandaraas shirkad ay lahayd xaaskii madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Saadka siin jirtay Madaxtooyada.
Mar kaliya ayaa xarunta Madaxtooyada ee looga arrimiyo Soomaaliya laga dareemay xaalad ammaan oo kacsan iyo baaritaano ka dhex socda.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa howgal ciidamada dowladda maanta ka sameeyeen xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in howgal weyn uu ka socdo xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaan weli ka hadlin shaqaale ka tirsanaa Wasaaradda Warfaafinta oo ay jiirtay kolonyada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo la…
Dowladda Soomaaliya ayaa amarkii ugu weynaa kasoo saartay safaaradaha ajanbiga ah ee degan Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo Madaxtooyada.
Dadka Soomaalida ah ee adeegsada baraha bulshada ku xirirto ayaa si weyn u hadal haya tacsi lagu qoraybogga rasmiga ee…
Agaasimaha cusub ee waraafinta Madaxtooyada ayaa ku dhex dhacay farsamo xumo keentay in lagu eedeeyo qaabka uu u maamulo bogagga…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa tacsi u dirtay dowladda shacabka Masar iyadoo uga tacsiyadeysay weerarradii ka dhacay maanta Kaniisado ku yaala dalkaasi…
Qeybta Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa go’aan la yaab leh ka qaadatay qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho.
Wasiiru dowlaha cusub ee Madaxtooyada Khaliif C/qaadir Macalin Nuur ayaa maanta xilka kala wareegay wasiiru dowlihii hore ee Madaxtooyada Mahad…
