Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in shaqadii laga joojinayo weriyeyaasha ka socda TV-ga iyo Idaacadda dowladda.
Browsing: Villa Somalia
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa hoobiyeyaal maanta duhurnimadii lagu soo weeraray xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah lagu weeraray xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan casho sharaf ah caawa ku casuumay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wararka laga helayo madaxtooyada ayaa sheegaya in taliye cusub loo magacaabay ciidamada ilaalada madaxtooyada ee Villa Somalia.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay mas’uuliyiinta ka howgaleysa Madaxtooyada Soomaaliya.
Wararka laga helayo madaxtooyada ayaa sheegaya in xilkii laga qaaday agaasimihii hore ee Warfaafinta Madaxtooyada, lama magacaabay agaasime cusub
Madaxtooyada Soomaliya ayaa faraha la gashay arrimo ku saabsan heshiisyo iyo shirkado xilli kala guur ah oo muddo kooban uu…
Hanti dhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimcaale Faarax wuxuu ka mid yahay madaxda hay’adaha waaweyn ee dalka ka jira,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan degdeg ah xalay la yeeshay Hanti-dhowrka Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale.
Xog laga helay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegaya in fal fadeexad weyn ah u hareeyay qaar ka mida xafiisyada…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaqada laga joojiyay ciidamadii ilaalada madaxtooyada ee Koofiyad casta…
Ku dhowaad 400 qof oo isugu jira xildhibaano iyo marti sharaf kale ayaa caawa ku sugan xarunta madaxtooyada Villa Somalia.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay guddiga qaran ee Gurmadka Abaaraha iyo Wakillo ka…
Sawiradii xulka ahaa ee laga soo qaaday xafladii maanta uu xilka kula wareegay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed.…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka, kadib xaflad ka dhacday xarunta Madaxtooyada…
Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo uu xilka ku wareejinayo madaxweynihii hore ee Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…
