Browsing: WAREEGTO
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaadya ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag, kadib markii wareegto uu soo…
Wasiirka cusub ee Waxbarashadaxukuumadda Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegtadii ugu horeysay oo ku saabsan Nidaamka hirgelinta waxbarashada…
Madaxweynaha maamul goboleedua Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Agaasimayaal Guud oo ka tirsan maamulka Puntland.
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa amar kasoo saaray xaalad kasoo korortay magaalada dekadda ah ee Hobyo, Gobolka…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya ee waqtigiisa sharciga ahaa sii dhammaanayo ayaa qaaday tallaabo uu ciriiri ku gelinayo Ra’iisal wasaarihiisa kadib markii…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa soo saaray wareegtadii ugu horeysay ee kasoo…
Agaasimaha guud ee madaxtooyadda Puntland Mudane Deeq Sulaymaan Yuusuf ayaa beeniyay war laga faafiyay oo ahayd in Wareegto kasoo baxday xafiiskiisa…
Wasaaradda Waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku adkeysatay go’aankeedii ahaa inay qaado imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare Koonfurta iyo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ee xilka sii haya ee dhowaan Baarlamaanka kalsoonida kala laabteen xukuumadiisa C/weli Sheekh Axmed ayaa soo…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareegto uu ku joojiyay in wax kala bedel, xil ka…
