Tuesday, May 13, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Lama magacaabi karo, lamana kala bedeli karo saraakiisha sare ee dowladda” -WAREEGTO-

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareegto uu ku joojiyay in wax kala bedel, xil ka qaadis ama magacaabid lagu sameeyo hay’adaha dowladda xilligan, isagoo caddeeyay in tallaabo kasta oo dhinacaas loo qaado ay sharci darro tahay iyadoo aan xeer madaxweyne lagu soo saarin.
Wareegtada madaxweynaha ayaa imaanaysa kadib markii wasirka caafimaadka uu  magacaabay kusime agaasimaha guud ee  wasaaradaasi sida ka muuqata warka hoose, wuxuuna madaxweynaha ka horjeedaa magacaabidaas iyadoo wasiirka caafimaadka ka mid yahay wasiirada taageersan Ra’iisal wasaaraha.
Wareegtada madaxweynaha hoos ka akhriso:
WAREEGTOM
 3 December 2014, waxa xilka Kusimaha Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada si rasmi ah  ula wareegay  Dr. Abdiqani Sheikh Omar oo Warqad kasoo baxday wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Mudane Cali Maxamed Xareed, 1-dii December 2014,  loogu magacaabay xilka, isla markaana xilkaasi looga qaday kusimihii agaasimaha hore Dr. Mohamed Abdi Farah.
Xaflada xil wareejinta waxaa ka qeyb galay dhamaan madaxda, shaqaalaha iyo hawl wadeenada wasaarada caafimaadka iyo daryeelka bulshada. Kusimaha Agaasimaha Cusub Dr. Abdiqani, ayaa waxu balan qaaday inu dib u habeyn ku sameyn doono howlaha iyo habka shaqada wasaarada. Wasiirka Caafimaadka ayaa ugu hambalyeeyay Dr. Abdiqani, Kusimaha Agaasimaha cusub wuxuuna faray inuu si daacad iyo hufnaan leh xilkisa ku guto.
GOOBJOOGE.COM
Muqdisho
[ad name=”HTML”]
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON