Browsing: Wasaaradda Amniga
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay war kasoo baxay Madasha Xisbiyada uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif…
Qoraal kasoo baxay Wasiirka Amniga xukuumadda Somalia ayaa shaqadii looga farisiiyey agaasimihii guud ee Wasaaradda Amniga, iyadoo lagu magacaabay Agaasime…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ciidamada ku sugan Gobolka Hiiran ku amartay inaysan ku lug yeelan xiisada ka taagan Gobolkaasi, kana qeyb…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xirtay saarkal ka tirsanaa ciidamada Booliska, kadib markii uu fal xadgudub ah kula…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa 24 saacadood kadib war kasoo saartay weerarkii madaafiicda ee shalay lagu qaaday xarunta Qaramada Midoobay…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa mamnuucday Hay’ad caan ah oo qaabilsan dhinaca baaritaanka iyo talo bixinta lagu magacaabo Sahan Research.
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shacabka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ugu baaqday inay ilaaliyaan xasiloonida iyo amniga maamulkaasi.
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin culus kasoo saartay xaaladda amniga maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Baydhaba…
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid Cabdullahi Maxamed ayaa kashifay in dowladda Soomaaliya ay ka gaabisay wadahadalkii nabadeed ee ay…
Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa War-cad kasoo saartay Musharaxnimada xilka Madaxweynaha ee Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, iyadoo War-Saxaafadeed kasoo baxay…
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ku amray Wasaaradda Amniga Gudaha inay soo diyaariyaan siyaasad lagu xakameynayo…
Bilihii ugu dambeeyay waxaa warbaahinta uu wajigiisa caan ka noqday Cabdicasiis Xildhibaan oo ahaa afhayeenka wasaaradda amniga ee dowladda federaalka,…
Afhayeenkii Wasaaradda Amniga xukuuamadda Soomaaliya C/casiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) ayaa xilkii laga qaaday, kadib hadallo kasoo yeeray oo uu ku…
Afhayeenka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya C/casiis Xildibaan ayaa afka furtay isagoo is weydiiyey sida ay ku dhici karto in weerarkii…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuuker Ducaale Islow ayaa heshiis la saxiixday Q/Midoobay, kaasoo dib loogu dhisayo ciidamada…
Kulan gaara oo ay isugu yimaadeen Guddiyadda Baarlamaanka ee Arrimaha Gudaha iyo Difaaca ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid…
Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa jawaab kulul kasoo saaray War-saxaafadeedkii ay soo saartay wasaaradda Amniga…
Afhayeenka Wasaarada Amniga xukuumadda Soomaaliya C/casiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) ayaa si kulul u beeniyay in hub laga qaatay xerada ay…