Browsing: Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo sii wada magacaabida xowliga ku socota ee agaasimeyaasha wasaaradaha ayaa agaasime cusub…
Xoghayahii joogtada ahaa ee wasaaradda Arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa xilkii banneeyay kadib fulinta go’aan kasoo baxay Golaha Wasiirada oo…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad ee maamulka Jubbaland iyo Doorashada…
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab cad looga bixiyay warkii kasoo yeeray Guddiga…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay dowlad goboleedyada ay doorashooyinku ku soo fool…
Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee xilka laga qaaday Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay inay koox kaliya aysan Soomaaliya isku…
Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo dhowaan xilka laga qaaday Yaxye Cali Ibraahim ayaa lagu eedeeyay inuu faragelin iyo…
Xoghayihii hore ee joogtada Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim ayaa maanta xilkii ku wareejiyay xoghayaha kusimaha…
Xoghayihii hore ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya Prof. Yaxye Cali Ibraahim ayaa aqbalay shaqo ka joojintii Wasiirka arrimaha gudaha, isagoo…
Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qaabkii loo magacaabay xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ahaa musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan Wasaaradda Arrimaha…
Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka ayaa la wareegtay waax ka tirsaneyd Wasaaradda kale ee Arrimaha Gudaha iyo Federaalka.
War-saxaafadeed ayaa laga soo saaray shir muddo afar maalmood ah ka socday magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka Galmudug oo ay…
Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa shaaciyay amar lagu soo rogay dadka Muqdisho isagoo sheegay la…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa wareegto ku magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka…
