Browsing: Wasaaradda Cadaaladda
Maxkamadda sare ee dalka iyo Wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa isku heysta dhismaha Mahad-ka tababarka Garsoorka iyo magacabista Garsoorayaasha.
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa lagu magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Cadaaladda,…
Waxaa dhowaan soo baxay warar sheegaya in Isbitaalka Keysaney ee ku yaalada degmada Kaaraan, magaalada Muqdisho loo bedelayo xabsi uu…
Wasiirkii hore ee Cadaaladda xukuumadda Soomaaliya Faarax Sheekh C/qaadir ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu wareejiyay wasiirka cusub ee…
