Browsing: Wasaaradda Gaadiidka
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa isku-shaandheyn ku sameeyey Agaasime Waaxeedyada wasaaradaasi.
Wasiirka Gaadiidka iyo Duuliska Hawada xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar ayaa isku shaandheyn ku sameeyay agaasimeyaasha Wasaaraddaasi, iyadoo saameysay saddex…
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Soomaaliya ayaa ka baxday oo ka noqotay heshiisyo Qandaraas ah aan hore loo shaacin…
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa soo saartay xeer ku saabsan dhaqan gelinayo shuruucdii hoe ee Gaadiidku lahaa, iyadoo dib…
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duuliska Hawada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa faah faahin ka bixiyay sharci Wasaaradu…
Khasnajigii Wasaaradda Gaadiidka xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cali Caanood ayaa galabta lagu dilay magaalada Muqdisho isagoo xilligaasi ku sugnaa xarunta wasaaaradda.…
Maareeyihii hay’adda saadaasha hawada Dowladda Federaalka Soomaaliya Cali Madoobe ayaa xilkiisa iska casilay, iyadoo sidoo kale uu is casilay K/Xigeenkii…
Mareegta Wadani.com ayaa ogaatay in shirkad gaar loo leeyahay oo Soomaaliyeed laguna magacaabo Modern Technology Inc si qarsoodu ah loogu…
