Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka xukuumadda xilgaarsiinta Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay jiritaanka…
Browsing: Wasaaradda Gargaarka
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka digtay duufaano cawaa ku wajahano Gobolka Bari ee maamulka Puntland.
Garyaqaan Cabdullaahi Maxamed Jimcaale oo sheegay inuu yahay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa uga digay Ra’iisal wasaaraha cusub inuu…
Mas’uulkii ugu horeeyay ee ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa maxkamad loo soo taagay kiis la xiriira Musuqmaasuq uu ku kacay.
Waxaa Maxkamad yaalla kiis ku saabsan musuq ka dhacay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya, iyadoo loo xiray Agaasime…
Xoghayihii joogtada ahaa ee wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maxamed Omar Macalin oo xilka iska casilay ayaa faahfaahin ka bixiyey…
Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Maxamed Cumar Macalin ayaa iska casilay xilkii uu ka hayey wasaaraddaasi.
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta bilowday dhageysiga dacwad ku saabsan musuqmaasuq oo lagu soo eedeeyay Agaasime ka tirsan Wasaaradda Gargaarka…
Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Masiibooyinka ayaa la wareegtay waax ka tirsaneyd Wasaaradda kale ee Arrimaha Gudaha iyo Federaalka.
