War kasoo baxay wasaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la joojiyey qaadashada casharradii…
Browsing: Wasaaradda Waxbarashada
Qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee kasoo jeeda degaanada Puntland ayaa shaaciyey in xal laga gaaray arrintii shahaadada ardayda…
Wasaaradada Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaraddaha Dowlad Gobaleedyada ay ka maqan tahay Puntland iyo Gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa daah furay dhismaha Guddiga Guddiga Qaran ee Waxbarashada, Dhaqanka iyo Seyniska.
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa sanadka soo socda ee 2020-ka ku soo rogeysa Macalimiinta wax ka dhiga Jaamacadaha iyo Dugsiyada…
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in sanadkan Dugsiyada Waxbarashada Dalka ee H/Dhexe…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amar lagu diiwaangelinayo Dugsiyada Waxbarashada dalka, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha…
Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay imtixaankii Shahaadigii Dugsiyada sare ee sanad-dugsiyeedka 2018-2010, sida uu ku dhawaaqay Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi…
Wasaaradda Waxbarashadda Xukuuamdda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay sharuudaha iyo tilmaamaha looga baahan yahay ardayda galaysa imtixaanka shahaadiga ee dowladda…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ka dhigtay lacag diiwaangelin oo maamulka Gobolka Banaadir ku soo rogay jaamacadaha…
Wasiirka wasaarada waxbarashada xukuumadda fedraalka Soomaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa shaaciyey in tirada ardeyda u fariisan doonta imtixaanka shahaadiga ah…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cismaan ayaa isku shaandheyntii ugu weyneyd ku sameeyay Agaasimayaasha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayrre ayaa Maanta xarigga ka jaray dhismaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo…
Wasaarada Waxbarashada Maamulka Galmudug ayaa xiriirkii u jartay Wasaaradda Waxbarashada ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Dowladd Soomaaliya ayaa si degdeg ah Shahaadooyinkooda u siineysa Ardaydii Dugsiyada Sare ee gashay Imtixaanka dowladda, sida uu shaaciyay Wasiirka Waxbarashada…
Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijadii la wada sugayay ee Imtixaankala qaaday sanad dugsiyeedka 2015-2016.
Wasaaradda Waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku adkeysatay go’aankeedii ahaa inay qaado imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare Koonfurta iyo…
