Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Wasaaradaha Waxbarashada Dowladda Federaalka & Maamul Goboleedyada oo War-saxaafadeed soo saaray & Puntland oo…

    Wasaaradaha Waxbarashada Dowladda Federaalka & Maamul Goboleedyada oo War-saxaafadeed soo saaray & Puntland oo…

    February 5, 2020Updated:February 5, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasaaradada Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaraddaha Dowlad Gobaleedyada ay ka maqan tahay Puntland iyo Gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho kusoo gabagabeeyay shir ku saabsan imtixaanka Qaranka ee sanadka 2019/2020, iyadoo laga soo saaray Wararka ayaa sheegaya-saxaafadeed.

    Shirka waxaa ka qeyb-galay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Feysal Cumar Guuleed iyo Wasiiradda Wasaaradaha Waxbarashada Maamul Gobaleedyada marka laga reebo Puntland, shirka Goob jog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada XFS, Agaasimayaasha Wasaaraddaha Waxbarashada Maamul Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir.
    Shirka ayaa Qodabada laga soo saaray waxaa ka mid ahaa.

    1 Qorshaha imtixaanka qaranka fasalka 8-aad iyo fasalka12-aad si looga baaraandago qorshayaasha xiga ee soo aadan iyo Ansixinta Qorshaha imtixaanka fasalka 12-aad oo ah waajibaad qaran oo dhawaan la galayo.

    2-In la dhowro masuuliyada dastuuriga ah ee ku saabsan hubinta helitaanka adeegyo Waxbarasho oo tayo leh oo ay helaan ardayda soomaaliyeed.

    3- Sidoo kale waxaa la isla gartay xaqiiqada ku qotanta in la hergaliyo iyo in la xaqiijiyo hab mideysan oo ardayda loo siinayo shahaadada dugsiga sare iyo in la qaado imtixaanka shahaadiga ah oo mideysan dalka oo dhan.

    4-Waxaa la isku raacay in la qaado imtixaan shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2019/2020 inta u dhaxeysa 25 ilaa iyo 29 abril waxana leesla gartay in arday kasta oo aan galin imtixaanka shahaadiga ah ee mideysan uusan xaq u yeelaneyn in uu helo shahaadada ay bixiso wasaaradda waxbarashada XFS.

    5-sidoo kale waxaa la isla in ardaydii ku dhacday imtixaankii laga soo gudbay ay ka qeyb galaan imtixaanka islmarkaan ay hada xaq u leeyihiin in ay ka qeyb galaan imtixaan sanad dugsiyeedka 2019/2020 si waafaqsan sharuudaha iyo hab raacyada kale ee u dagsan imtixaanka qaranka.

    Waxaa la isku raacay in dowlaha xubnaha ka ah DFS, ay dajiyaan islamarkaan ay qaadaan imtixaanka fasalka 8–aad ee dugsiyada Hoose & dhexe si loo hubiyo sugnaanta iyo tayada waxbarashada ardaga u soo gudbaya heerka fasalka 1-aad ee dugsiga sare.

    Sidoo kale shirku waxa uu ku booriyay wasaaradda waxbarashada XFS, in ay xaqiijiso hergalinta iyo badqabka shahaadada qaranka oo sumcad balaaran ku leh caalamka intiisa kale .

    Ugu danbeyntii xubnaha shirka ka qeyb galay waxa ay ugu baaqeen wasaaradda waxbarashada maamulka puntland in ay ku soo biiraan hannaanka waxbarashada dalka islamarkaana ay doorkooda ka qaataan mideynta iyo tayada waxbarashada ee uu dalku leeyahay si loo badbaadiyo mustaqbalka ardayda Soomaaliyeed.

    Imtixaanka dowladda Maamul Goboleedyad Top Wasaaradda Waxbarashada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Turkiga oo Digniin u diray dowladda Syria, una qabtay muddo ay ciidamadeeda ugala baxdo…
    Next Article Ciidamada Puntland oo xiray Weriyihii gaarka ahaa ee Madaxweyne Deni (Akhiso waxa lagu heysto…?)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo