Browsing: Wasaaradda Waxbarashada
Wasiirka Wasaaradda WaxbarashadaXukuumadda Federaalka Soomaaliya Faarax Sheekh Cabduqaadir ayaa maanta shaaciyay in la joojiyay lacagihii laga qaadi jiray ardayda qaadaneysa…
Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa amar cusub kusoo rogtay iskuullada dawladda ee ku yaala Gobolka Banaadir, iyadoo fartay inaysan ka…
Wasiirka Waxbarashadda Xukuumadda Xilgaarsiinta Cabdullahi Abuukar Xaaji (Cabdullahi Carab) ayaa magacaabay Guddigga ku meelgaar ah oo qaabilsan horumarinta Afka Somaaliga.
Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare ee arrimaha Jaamacadaha u qaabilsan Wasaaradda Waxbarashada ayaa baafinaya 12 Jaamacadood oo xiriirkoodii uu sheegay…
Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin maanta u dirtay Jaamacadaha ka howlgala Gobolada dalka.
Xukuumadda Soomaaliya ee xil gaarsiinta ayaa laba toddobaad oo hor leh ku kordhisay xayiraadda saaran goobaha waxbrashada iyo isu imaatinka…
Daladda FPEN oo ka mida Dalladaha ugu waaweyn ee waxbarashada ayaa qoraal kasoo saartay amarka xukuumada ku xirtay goobaha waxbarashada,…
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda xilka sii heysa ayaa War-saxaafadee ay soo saaray ku shaacisay inay sii…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa bilaabay xil ka qaadista iyo mahacaabidda Wasaaradaha Xukuumadda Soomaaliya, isagoo hore u…
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa cudurdaar looga bixiyey khalad halis ah oo lagu arkay mid ka…
Iibka Buugaagta manhajka cusub ee dowladda Soomaaliya ayaa sanad dugsiyeedka cusub ee 2020/2021 noqday ganacsi aad u weyn oo xaami…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada Imtixaankii Dowladda ee Dugsiyada Sare ee Dalka.
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay waqtiga la qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare ee dalka iyo dib u furista waxbarashad Dalka.
