Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: Yaa qaadan jiray Lacagta la joojiyay ee Shahaadada Dugsiyada Sare Dowladda Federaalka?

    XOG: Yaa qaadan jiray Lacagta la joojiyay ee Shahaadada Dugsiyada Sare Dowladda Federaalka?

    September 28, 2022Updated:September 29, 20222 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Wasaaradda WaxbarashadaXukuumadda Federaalka Soomaaliya Faarax Sheekh Cabduqaadir ayaa maanta shaaciyay in la joojiyay lacagihii laga qaadi jiray ardayda qaadaneysa Shahaadada Dugsiga Sare oo ay bixiso Wasaaradda Waxbarashada.

    Wasiirka ayaa sheegay inuu gebi ahaan joojiyey lacagta Shahaadda Dugsiyada Sare oo markii ugu danbeysay gaartay $30 iyo ka badan, isgoo sheegay in kaliya ay bixin dooonaan Ardayda Lacagta Wasaaradda Mmaaliyadda oo ah $5.

    “Maadaama Shahaadada iyo Imtixaanka ay yihiin howl ay qabaneyso Wasaaradda Waxbarashada, laga bilaabo maanta Wasaaradda Waxbarashada wax kharash ah kama qaadi doonto Ardayda qaadaneysa Shahaadada Dugsiga Sare”  ayuu yiri Wasiir Faarax Cabduqaadir oo dadka ugu baaqya inaysan lacago laaluush ah ku bixin howl fududeyn.

    Xogta la helay ayaa sheegeysa in Lacagta lagu qaadi jiray magaca Shahaadadda uu soo rogay wasiirkii hore ee Waxbarashada C/llaahi Goodax Barre, iyadoo xilligaasi qiimaheedu ahaa mid hooseeya, waxaana heshiis lagu siiyey Shirkad gaara oo bilowday inay 15 Dollar ku qaadato Shahaado kasta oo ay sameyso, iyadoo lacagtu siyaabo kale markii danbe u sii korortay.

    Qalabka Daabacaadda Shahaadadda oo xilligii dowladii KMG ahayd la keenayWasaaradda, ayaan la ogeyn meel uu ku danbeeyay, waxaana Wasaaradda laga rabaa inay bixiso kharashaadka Daabacaaddda ama ay la timaado Qalabka lagu daabaco.

    Xilligii kala guurka ayay ahayd markii Wasaaradda Waxbarashda ay shaacisay inaan wax lacag ah loo heynin imtixaanka dowladda 2021/2022, taasoo keenay inuu soo farageliyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo markaas uun la doortay.

    Shahaadada Dugsiyada Sare Somalia Top Wasaaradda Waxbarashada
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMuxuu ahaayeen Ereyadii dooda dhaliyey uu Abiy Ahmed kusoo dhoweeyay Xasan Sheekh?
    Next Article Mareykanka oo lacag ku dhow 90 Milyan Dollar horumarin ahaan u siinaya Dowlada Somaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo