Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamuud ayaa maanta xilka kala wareegay wasiirkii hore Axmed Ciise Cawad.
Browsing: Wasiir Cawad
Wasiirkii Arrimaha dibadda Soomaaliya oo goor dhoweyd xilka laga qaaday Axmed Ciise Cawad ayaa diiday inuu qabto wax xil ah,…
Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa magacaabay ilaa 8 mas’uul oo isugu jira xoghayeyaal koowaad, labaad iyo…
Wasiiradii dowladda Soomaaliya ee ka qeyb galay shirkii shirkii Wada-tashiga Puntland ee ka dhacay magaalada Garowe ayaa ka hor yimid…
Wasiirka Arrimaa Dibedda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo goor dhoweyd khudbad ka jeediyey Shirkada Wadatashiga Puntland ee maanta ka…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Axad ah, booqasho sharafeed ugu tagay…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in kulankii ay maanta magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweyne Farmaajo iyo…
Kulan magaalada Maka ku dhex maray Madaxweynaha Somalialnd iyo wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dood weyn ka dhaliyey…
Safiirka dalka Kenya u fadhiga Soomaaliya Lucas Tumbo ayaa maanta tegay xarunta wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya, isgoo kulan la yeeshay…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa maanta hortegay Guddiga Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, iyadoo su’aalo laga weydiiyey arrinta…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay arrinta ku saabsan warbixinta ay qortay Wargeyska New York Times…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyay warar si weyn loo baahiyey oo ku saabsan kulan 13-ka bishan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil xalay ka dhacay xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa, magaalada Muqdisho, kadib markii…
Wasiirka Arrimaha dibadda Somalia Axmed Ciise Cawad ayaa maanta kulan gaara xarunta Xalane kula yeeshay safiirada dalalka shisheeye u fadhiya…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaalia ayaa shir jaraa’id oo cusub ugu yeertay saxafiyiinta ku sugan magaalada Muqdisho 24 saacadood kadib shirkii…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ku dhawaaqay in dowladda Soomaaliya ay xiriirkii diblomaasi u jartay dalka Galbeedka…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa baajisay shir jaraa’id oo ay duhurnimadii maanta shaacisay inuu qabanayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in saxafiyiinta looga yeeray xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Midowga Yurub ayaa safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya, waxaana safiirka cusub lagu magacaabaa Nicolás Berlanga Martinez.
