Browsing: Wasiir Ducaale
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa si kulul u beeniyay warar muddooyinkii lagu faafiyey baraha bulshada oo lagu…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay shir wadatashi ah oo ay isugu yimaadeen qaar ka mida siyaasiyiinta, odayaasha, xildhibaannada labada…
Guddoonka Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay xilliga ay baarlamaanka hor imaanayaan wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo mooshinno laga keenay…
Wasiirka amniga xukuumaddaSoomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale (Islow) oo magaalada Dhuusamareeb u tegay xalinta khilaaf keenay gacan ka hadal oo dhex…
Iyadoo madaxweynaha Soomaaliya ku sii jeedo daka Boqortooyada Sacuudiga ayaa waxaa dalkaasi gaaray wafdi hordhac ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka…
Guddi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow oo madaxweyne Farmaajo u diray xalinta gadoodka ciidamada milateriga ee ka soo…
Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Hayom ayaa warqad u qoray Wasiirka Amniga…
Midowga Yurub ayaa ogolaaday bixinta inta badan dhaqaale lagu taageerayo Booliska Soomaaliya oo gaaraya 42 -Milyan oo doolar, kadib shir…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay dil ka dhacay magaalada Muqdisho oo ciidamada amniga ay ku khaarijiyeen dhagarqabe la sheegay inuu…
Guddiga arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kullan su’aalo weydiin ah oo looga hadlayay arrimaha amniga…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa War-cad kasoo saartay dhacdadii uu ku lug lahaa xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo Arbacadii ka…
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaalle) ayaa si kulul uga hadlay dilalka qorsheysan ee ka dhaca caasimadda…
Dowladda Talyaaniga ayaa dowladda Soomaaliya ugu deeqday Gaadiid mialteri oo loo soo mariyey howgalka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM.
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale kormeer dhulka ah ku tegey degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe.
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayay saraakiisha cusub ee ciidamada Booliska Soomaaliyeed…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa mudo 27-sano ka dib maanta oo isniin ah xariga ka jaray…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa digniin kasoo saaray shirar siyaasadeed ee saameynta ku yeelanayo xaaladda ammaanka.
Wasiirka Wasaarada Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kasoo qayb galay Shirka Shanaad ee Booliska Adduunka (INTERPOL )…
Wasiirka Wasaaraddda Amniga Xukumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa faahfaahin ka bixiyay horumarka laga gaaray amniga iyo sidii ciidamada…
