Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Muqdisho lagu qabtay nin soo xirtay dharka haweenka oo falal ammaan darro ah ka…
Browsing: Wasiir Ducaale
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa soo saaray arrimo ala duwamn oo ku wajahan xildhibannada, siyaasiyiinta mucaaradka iyo…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa maanta Baarlamaanka hor geeyay laba hindise shacriyeed oo xasaasi ah.
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa faragelin ku sameeyay xiisad ka dhalatay nin oday ah oo saaka…
Dowlada Qatar ayaa balanqaaday inay Soomaaliya ka taageereyso dagaalka kooxda Alshabaab iyo arrimaha ammaanka, kadib booqasho uu dalkaasi ku tegay…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Isloow ayaa booqasho ku jooga dalka Qatar isagoo la kulmay madaxda dhinaca ammaanka…
Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa maanta hortegay Guddiga Arrimaha gudaha iyo amniga ee Golaha Shacabka.
Mooshin ku saabsan xaalada amniga ee caasimadda Soomaaliya ayaa horyaalla Golaha Shacabka, kaasoo la filayo in loogu yeero mas’uuliyinta ugu…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow ayaa ku dhawaqay inuu xilalkii ka qaaday taliyaha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda degmada…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa si kulul uga hadlay xaaladda ammaanka magaalada Muqdisho.
Wasiirka Amniga Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa amar ka soo saaray arrin dhibaato weyn ay ku…
Shir looga hadlayo dhismaha ciidamo Boolis ah oo gaaraya 32,000 oo isku dhaf ah kuwaasoo kala wareega amniga dalka marka…
Wafdi ka socda xukuumadda ederaalka Soomaaliya iyo wakiilo metelaya Beesha Caalamka ayaa galabta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.
Guddigii Dowlada Soomaaliya u xilsaartay inay baaraan Dhacdadii Bariire ayaa maanta gaaray deegaankaasi.
Guddi dowladda Federaalka Soomaaliya u magacawday baaritaanka shilkii dadka lagu laayay ee ka dhacay degaanka Bariire ayaa maanta tegaya goobtii…
Shir looga hadlayay Istiraatiijiyada Amniga Qaran oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Amniga Qaranka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in wafdigii wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee tegay magaalada ay kulamo la yeesheen dhinacyada…
Mid ka mida wadooyinka u xirnaa arrimo ammaan ayaa dib loo furay, magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Wasiirka Amniga Xukuumadda federaalka Soomaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa shaaciyay in ciidamada dowladda ay la wareegi doonaan xarumo cusub…
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ay dacwad ka gudbiyay Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya iyo taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida.
