Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si toos ah u farageliyey xubnaha Guddiga Farsamada ee Shirka Dhuusmareeb 3, ee ka imaanaya xukuumadda Federaalka.
Browsing: Wasiir Sabriye
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta inay beesha caalamka ku qanciso maamulka ay ka dhiseyso Galmudug oo xilligan soo gaaray…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu suna qeyb ka mida ay ku sugan yihiin xarunta…
Rasaas ayaa caawa laga maqlay magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kadib xiisad u dhaxeysay ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Ahlu…
Maleeshiyo ka tirsan Ahlu sunaa is hortaag ku sameeyay Kolonyo uu la socday wasiirka Arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed…
Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Somalia Cabdi Maxamed Sabriye ayaa markii ugu horeyay soo banhigay heshiis aan hore loo…
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka, Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo xalay la hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe kadib magaalada Dhuusamareeb uga dhawaaqday dhismaha Guddiga Qabanqaabada Dib u heshiisiinta Galmudug.
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay weli halkaasi ka socday kulamo xasaasi ah oo ku…
Isbedello siyaasadeed iyo xaalad kala duwan ayaa kasoo cusboonaaday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud iyo maamulka Galmudug, kadib markii…
Warakii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in wafdigii Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Somalia Cabdi Maxamed Sabriye…
Madaxweynaha Galmudug ee fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa shaaciyey shuruudo uu ku xiray waanwaanta ay wado…
Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug.
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Sabriye ayaa maanta tegaya Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, halkaas…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia, Cabdi Maxamed Sabriye ayaa lagu soo waramaya inuu bilaabay dadaalo uu ku bad baadinaayo aayaha maamulka…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay Khilaafka cusub ee ka dhex oogmay Madaxda Sare ee maamulka…
