Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»XOG: Muxuu Madaxweyne Farmaajo uga reebay Wasiir Sabriye Guddigii farsamada Shirka Dhusamareb 3?

    XOG: Muxuu Madaxweyne Farmaajo uga reebay Wasiir Sabriye Guddigii farsamada Shirka Dhusamareb 3?

    August 7, 2020Updated:August 7, 20202 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si toos ah u farageliyey xubnaha Guddiga Farsamada ee Shirka Dhuusmareeb 3, ee ka imaanaya xukuumadda Federaalka.

    Wadani.net ayaa ogaatay in Madaxweyne Farmaajo uu isagu magacaabay xubnaha xukuumadda ee ka mid noqonaya Guddiga Farsamada Shirka Dhuusamareeb ee diyaarinaya nooca doorasho ee dalku geli doono, kaasoo min 2 xubnood laga rabay xukuumada Federaalka iyo Madaxtooyada Soomaaliya.

    Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha e xilka sii haya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ka reebay inuu ka mid noqdo Guddiga Farsamada, isagoo bedelkiisa magacabay Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jaamac iyo xubin ka mida Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Mucaawiye Sheekh Ibraahim.

    Wasiir Sabriye ayaa saaxiib dhow la ahaa Ra’iisal wasaarihii is casilay ee Xasan Cali Kheyre, taasoo keentay inuu Madaxweyne Farmaajo ka reebo Guddiga Farsamada ee Shirka Dhuusamareeb 3 oo lagu ballansan yahay inuu furmo 15-ka bishan Ogost.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa Ra’iisal wasaarihii hore u arka inuu khiyaamay markii uu damcay inuu isu soo sharxo xilka Madaxweynaha doorasada soo socota, kana hor yimid muddo kororsi loo sameeyo dowladda uu hoggaamiyo.

    • Golaha Wasiirada xilka sii-haya oo magacaabay Guddigii Farsamo ee Shirka Dhuusamareeb 3

    Dhinaca kale Madaxweyne Farmaajo ayaa laba xubnood oo dagaal siyaasadeed kala dhaxeeyo Madaxweynaha Jubbaland ku soo daray Guddiga, kuwaasoo metelaya madaxtooyada Soomaaliya (Cabdi Cali Raage iyo Caadil Sheegow Sagaar).

    Guddigan waxay Madaxtooyada kusoo dartay laba xunbood ooa ka socda Gobolka Banaadir. waxaana lagu magacaabay shirkii Golaha Wasiirada xilka sii haya ee dhacay 30-ka July 2020.

    Golaha Wasiirada xilka sii-haya oo magacaabay Guddigii Farsamo ee Shirka Dhuusamareeb 3

    Farmaajo Guddiga farsamada Shirka Dhuusamareeb Top Wasiir Sabriye
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSidee Xukuumadda xil-gaarsiinta ee Soomaaliya u fasaxday Qaadka ka yimaada dalka Kenya..?
    Next Article Weerar ka dhacay Guriceel & Sarkaal ka tirsan Nabadsugidda oo ka badbaaday

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo