Wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa maanta bilaabaya in ay xilalka kala wareegaan wasiiradii xilka sii hayay.
Browsing: Wasiirada cusub
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xubnaha Golaha Wasiirada cusub ku soo rogay qoddobo cusub
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyey kadib ansixintii Baarlamaanka ee shalay 29 Maarso 2017.
Waxaa soo if baxaya xog ku saabsan wax ka bedel lagu sameynayo Golaha cusub ee wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee shalay…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee shalay la ansixiyay ayaa kulankoodii ugu horeeyay ee rasmi ah maanta yeelanaya.
Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa farriintiisii ugu horeysay u diray xildhibaanada isagoo uga mahad celiyay…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida xildhibaanada ugu afka dheer ee dib loo soo doortay ayaa ka baxay kulankii…
Wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa maanta lagu dhaariyay xarunta Golaha Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii ay codka kalsoonida ka heshay…
Kulankii Baarlamaanka Federaalka ee kasooni siinta xukuumadda Soomaaliya ayaa furmay iyadoo xildhibaanada ay ku bilaabeen mooshin.
Wrarka laga helayo xildhibaanada ka horjeeda xukuumadda uu magacaabay Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa sheegaya in qorshe cusub u diyaariyeen kulanka…
Diidmada ay xildhibaanada qaar kala hor yimaadeen xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa fasiraad…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa maanta barnaamijka shaqo ee xukuumadiisa horgeynaya Baarlamaanka Soomaaliya si uu kalsooni uga helo…
Is mari waagii ka dhashay xukuumadda cusub ee uu soo magacaabay Ra’iial wasaare Xasan Cali kheyre ayaa la xaliyay, iyadoo…
Wasiir ka tirsan xukuumadda magacaaban ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa baaq kasoo saaray xaaaladda kalsooni siinta xukuumadda cusub ee Soomaaliya, kadib markii uu kasoo…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku baaqay in kalsoonida Baarlamaanka la siiyo xukuumadda uu soo magacaabay…
Wasiirada xukuumadda cusub ee Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa bilaabay kulamo ay la yeelanaaano beelaha Soomaalida oo ay taageero…
Wararka laga helayo guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uu ka dalbaday Ra’iisal wasaaraha…
Isbedel xoog leh ayaa ku soo kordhay ololaha kalsooni u raadinta xukuumadda cusub ee Soomaaliya kadib markii xubno badan ku…
