Mid ka mida wasiiradii xukuumadii hore iyo saaxiibadii ugu dhowaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa Muqdisho ku soo laabtay.
Browsing: Wasiirada cusub
Xukuuumadda cusub ee Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa la filayaa in la hor geeyo Baarlamaanka si codka kalsoonida loogu…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda shirar iyo kulamo iska horjeeda oo ku saabsan kalsooni siinta xukuumadda Soomaaliya, kadib diidmo ka…
Beesha Habargidir ayaa si buuxda u taageertay xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xilka ra’iisal wasaare ku xigeenkiisa u magacaabay nin sharci yaqaan ah…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku guuleystay loolankii siyaasadeed ee kala dhaxeeyay guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay inay si buuxda uga horjeedaan xukuumadda uu shalay soo dhisay Ra’iisal wasaare…
Kulamo iska soo horjeeda oo ku saabsan xukuumadda cusub ee uu shalay soo dhisay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa war ka soo saaray Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ee maanta lagu dhawaaqay.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka ku dhawaaqay Golihiisa wasiirada oo in muddo ah la sugayay.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in hadda lagu dhawaaqayo Golaha wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhow lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.
Safiirka Soomaaliya ee Q/Midoobay Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa si weyn loo hadal hayaa inuu wasiir ka noqon doono xukuumadda…
Diyaargarowgii ugu danbeeyay ayaa ka socda magaalada Muqdisho xilli la wada sugayo in Golaha wasiirada cusb lagu dhawaaqo saacadaha soo…
Iyadoo si weyn loo sugayo magacaabidda Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya, ayaa waxaa soo baxaya war xiiso leh oo ku…
War cusub ayaa ku soo kordhay xilliga la magacaabayo Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.
Laba taliye oo agaasimeyaal kas oo noqday Hay’ada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa olole ugu jira inay ka mid noqdaan Golaha…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xlliga la magacaabayo Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo kulamo is daba joog ah al yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka aya hor dhigay laba qodob…
Waxaa magaalada Muqdisho soo gaartay Yusur Aadan Abraar oo ka mida shaqsiyaadka oo hore muddo kooban u soo noqotay Guddoomiyaha Bankiga…
