Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in weerar cirka iyo dhulka ah oo ciidamada Kumaandooska Somalia iyo Mareykanka ku…
Browsing: Weerar
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaaday guddoomiye waaxeed ka tirsan degmada Heliwaa…
Ciidamada Kumaandooska Dowladda iyo kuwa Mareykanka ayaa weerarar maanta ku qaaday degaan u dhow degam Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose.
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa qoraal kooban kasoo saartay howlgal ka dhacay xarumo maleeshiyada Alshabaab ay ku…
Wasaaradda Difaaca Itoobiya ayaa war ay soo saartay ku sheegtay inay duqeyn ay diyaaradaheeda dagaalka ka fuliyeen Gobolka lagu dilay…
Wararka laga helayo Gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegay in duqeyn ka dhacday degmada Jilib lagu beegsaday Xarunta Idaacadda Andalus oo…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika- AFRICOM – ayaa war kasoo saartay weerar duqeyn ah oo maanta ka dhacay duleedka magaalada…
Kooxda Alshabaab qeybteeda warbaahinta ayaa caawa shaacisay sawirro ay sheegtay inay yihiin dagaalkii ay maanta ku qaaday xerada Baar Sanguuni…
Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saartay weerarkii saaka ka dhacay degaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo iyo qasaaraha kasoo…
Dembi oogaha dalka Kenya ayaa shaaciyey magacyada dadka loo xiray inay ku lug lahaayeen oo ay maleegeen weerarkii Hotelka Dusit…
Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay inay laayeen dad shacab ah oo u badan Beeralay iyo reer Miyi kale oo ku…
Iyadoo saaka aroortii uu weerar dhabo-gal ah ka dhacay duleedka magaalada Buurhahaba, ayaa kooxda Alshabaab waxay goor dhow shaacisay inay…
Afhayeenka Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa bayaan kasoo saaray weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen hotelka Dusit ee magaalada…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay iyadu ka dambeyso oo ay qaaday weerar ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Askari ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay, saddex kalena waa ku dhaawacmeen, markii ay ku qarxday miino dhulka lagu…
Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo taageero Malatari ka helayo Ciidamo Mareykan ah ayaa xalay Saqdii dhaxe Howlgal qorsheysan ka fuliyay saldhig…
Weerar Bam Gacmeed ayaa caawa lagu qaaday laanta Horseed ee degmada Yaaqshiid, magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay weerar madaafiic ah oo duhurnimadii maanta lagu qaaday xarunta Xalane, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in madaafiic lagu weerarray xarunta Xalane oo fariisin u ah ciidamada AMISOM, isla…
Sirdoonnada reer Galbeedka yaa maalmihii ugu danbeeyay soo saaray warbixinno ku saabsan suuragalnimada qaraxyo argagixiso oo ka dhaca Geeska Afrika,…
