Koox hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday Guriga Sheekh Caan ah oo ku yaalla xaafadda Buulo-sheekh ee magaalada Jowhar, iyagoo…
Browsing: Weerar
Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan laba ka mida raggii weerarka ku qaaday xerada Wadaadkii muranka…
Ciidamada Danab ee kumaandooska Somalia iyo ciidamo Mareykan ah oo wehliya ayaa xalay weerar ku qaaday xarun ay kooxda Alshabaab…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Miino lagu dilay saraakiil iyo ciidamo ka tirsan ciidamada milateriga Soomaaliya.
Ciidamo isugu jira Kumaandooska Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa xalay xilli danbe weerar ku qaaday degaanka Awdheegle ee Gobolka Sh/hoose.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in tuullooyin ka tirsan gobolka ay dagaallo ku dhex mareen kooxda la baxday…
Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka oo ka yimid magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle kuna sii jeeday magaalada Muqdisho ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in koox hubeysan xalay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ku dhaawaceen Garsoore ka…
Kooxaha Muqaawamada reer Falastiin ayaa in ka badan boqol Gantaal caawa ku weerarray magaalooyinka kaabiga ku haya Marinka Gaza, iyadoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay weerar ku qaaday askar ka tirsan ciidamada dowladda oo…
Nin Soomaali ah oo ku hubeysan Toorey ayaa weerar ka geystay magaalada Melbourne ee dalka Australia, isagoo dhaawacay saddex qof…
Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay dad ku sugnaa Baar ku yaalla gobolka California ee dalka Mareykanka, iyadoo dad badan lagu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar Dabley hubeysan oo ka tirsan Alshabaab ay xalay ku qaaday ciidamo ka tirsan…
Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu qaaday Kaniisad ay leeyihiin dadka Yuhuudda ah oo ku…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in kooxda Al Shabaab ay xalay weerar kedis ahaa ku qaaday Koontaroolka Koonfureed ee…
Maleeshiyada AlShabaab ayaa saaka aroortii weerar culus ku qaaday saldhigga ciidamada degaanka Deynuunaay ee duleedka magaalada Baydhaba.
Wararka laga helayo Gobolka Bay ee Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka aroortii hore ciidammo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ay qabsadeen…
Koox hubeysan ayaa dil ka geystay isgoyska suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo toogasho ku dilay iil dhalinyaro ah.
Kooxda Alshabaab ayaa weerar ku qaaday Degmada Qoryooley ee Gobalka Shabeelaha Hoose, iyadoo beegsaday saldhig ay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM…
Howlgal ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ayaa la sheegay inu lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab, iyadoo ay ka qeyb…
