Wararka laga helayo Gobolka SH/Dhexe ayaa sheegay sheegaya in kooxda Alsahbaab ay weerar culus ku qaadya kolonyo galbineysay mas’uuliyin iyo…
Browsing: Weerar
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya inay ka hortageen weerar culus oo kooxda Alshabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada dowladda…
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ayada oo la shaqeyneysa dowladda federaalka Soomaaliya ay duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ka fulisay…
Laba nin ayaa weerar qarax loo adeegsaday ku qaaday Baar ku yaalla dalka Canada, halkaasoo ay ku dhaawacmeen 15 qof,…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay Galabta is rasaaseyn dhex martay ciidamada ammaanka ee NISA iyo ilaalada…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in weerar is-miidaamin ah lagu qaaday Gawaari kolonyo ah oo…
Wiil 17 sano jir ah oo ka mida ardayda Dugsi sare oo ku yaalla gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ugu yaraan 8 qof lagu dilay weerar ka dhacay Dugsiga Sare ee Santa…
Dablay loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Alshabaab ayaa weerar ku qaaday bar ay ciidamada dowladda ku leeyihiin duleedka Muqdisho.
Wararka laga haleyo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay kooxda Alshabaab kala wareegeen degaanka Moqokori ee Gobolkaasi.
Faahfaahin dheeraad aha ayaa kasoo baxeysa weerar madaafiic ah oo saaka aroortii lagu qaaday saldhiga milateriga Turkiga ee Muqdisho.
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay weerar madaafiic ah ku qaaday Saldhiga milateri ee Turkiga ku leeyahay magaalada Muqdisho oo lagu…
Weerar qorsheysan ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho iyadoo lala beegsaday Sarkaal ka tisan NISA, kaasoo lagu weeeraray gurigiisa.
Abaanduullaha Ciidamadaa Xoogga Dalka Jen. C/llaahi Cali (Caanood) ayaa sheegay in weerarkii ay wadajirka u fuliyeen ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa madaafiic hoobiyeyaal ah oo ku soo dhacay xaafado ka tirsan degmada Wardhiigley ee magaalada…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka K/Galbeed duleedka magaalada Baydhabo.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Bam Caawa lagu qaaday xarunta degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.
Koox hubeysan oo weerar ku qaaday askar ka tirsan ciidamada dowladda oo ku sugnaa Isgoysja Baar Ubax ee magaalada Muqdisho…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay inay weerar culus oo ay ku qaaday ciidamo huwan ah duleedka magaalada Kismaayo ay ku dishay…
10 qof ayaa dhimatay 25 kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo kaddib markii nin u muuqanayo inuu si ulakac ah gaari…
