Waxaa sii kordhay tirada dadka ku dhintay qaraxyadii iyo weerarkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo isbitaalka Medina oo kaliya…
Browsing: Weerar
Senator Cabdi Dhuxulow Dheg-dheer oo kamida xildhibaannada caanka ah ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in…
Wasaaradda Amniga ee Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in la soo afjaray weerarradii ay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ku qaadeen madaxtooyada…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la dilay ugu yaraan 4 ka mida dableydii Alshabaab ee weerarka…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa shaaciyay weerar duqeyn dhinaca cirka ah oo uu ku qaaday dagaalamayaasha Al-Shabaab oo ku…
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar culus ku qaadeen saldhigga…
Wararka laga helayo magaalada Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in aroortii saaka ay koox hubeysan weerar ku qaadeen…
Ujeedka weerarkii saf-mareenkii ahaa ee ciidamada dowladda oo gacan ka helaya AMISOM iyo Ciidamo Mareykan ah ku qaadeen shalay degaano…
Kooxda Alshabaab ayaa caawa weerar ku qaaday degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose, iyadoo dagaal kooban uu dhex maray ciidamada dowladda…
Diyaarad dagaal oo ay leedahay Israa’iil ayaa burburtay kadib markii uu haleelay gantaal laga soo riday gudaha dalka Suuriya.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar xalay lagu qaaday Guriga uu degan yahay Gudoomiyihii hore ee degmada Howlwadaag…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar caawa lagu qaaday saldhigga Booliska Bartamaha ee magaalada Boosaaso.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Qarax iyo rasaas culus laga maqlay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamulka Puntand.
Weerar ay kooxda Alshabaab si gaadmo ah ugu qaaday ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka duleedka magaalada Buurkhakaba, ayaa lagu dilay…
Kooxda Alshabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka duleedka magaalada Buurkhakaba, iyadoo ay halkaasi qasaare…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Bam gacmeed lagu qaaday ciidamada xasilinta Muqdisho.
Ciidammada ammaanka ee waddanka Afghanistan ayaa soo gebagabeeyay weerrar socday 12 saacadood oo rag hubeysan ay ku galeen hoteel nooca…
Ciidanka kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa Howlgal gaar ah ku burburiyay saldhigii ugu weynaa ee Maleeshiyada Kooxda Alshabaab…
Wararka laga helayo magaalada Beleweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in weerar Ban lagu qaaday ciidamo ku sugnaa afka hore…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar gaadmo ahaa oo maleeshiyada kooxda Alshabaab ku qaadeen Bar koontarool oo ciidamada dowladda…
