Nin dabley ah ayaa weerar ku qaaday Kaniisad ku taalla duleedka magaalada Qaahir ee dalka Masar iyadoo qasaare ka dhashay.
Browsing: Weerar
Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan kooxda Alshabaab ay Caawa weerar culus ku qaadeen degmada…
Weerar is-miidaamin ah ayaa lagu qaaday xarunta ciidamada Sirdoonka magaalada Kaabul ee dalka Afghanistan.
Wararka ka imaanaya Dalka Kenya ayaa sheegaya in Dowladda Kenya ay feejignaan sare gelisay Ciidamadeeda, inta lagu jiro maalmaha ciida…
Faahafahain dheeraad ah ayaa laga helay weerar xalay lagu qaaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar loo adeegsaday Bam gacmeed lagu qaaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ay caawa weerar ku…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa rasaas caawa saqda dhexe ka dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.
Booliska dalka Holland ayaa toogtay nin Mindi ku hubeysnaa oo halis geliyay dad ku sugnaa garoonka diyaaradaha magaalada Amsterdam ee…
Wararka laga helayo Puntland ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen ciidamada Puntland ee ku sugnaa Degaanka…
Weerar gaadmo ah oo kooxda Alshabaab ku qaadeen ciidamo milateri ah oo ku sii jeeday magaalada Jowhar ee xarunta maamulka…
Illaa saddex nin oo dumarka isu soo ekeeysiiyay ayaa galay mac-had lagu barto beeraha oo ku yaala Pakistan, halkaas oo…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka weerar dhabo-gal ah ku qaaday kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeylte Cismaan oo…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in maleeshiyada kooxda Alshabaab ay la wareegtay degaanka Ceel-cadde ee Gobolka Hiiraan.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar duqeyn cirka ah oo Mareykanka ku qaaday kooxda Daacish ee Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ayaa weerar toos ah ku qaaday fariisin ay…
Ciidamada dalka Masar ayaa bilaabay howlgal balaaran oo lagu baacsanayo dabley dad badan ku leysay masjid ku yaalla gobolka Sinia…
Ciidamada Masar ayaa waxay sheegeen in ay weerar dhanka cirka ah ku qaadeen Mintidiin la ruymaysan yahay in ay yihiin…
Dadka ku dhintay Masjidka ku yaalla magaalada Cariish ee dalka Masar ayaa gaaray 235, halka dhaawaca uu dhan yahay 109,…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in diyaraadaha dagaalka Mareykanka ay weerar duqeyn ah ka fuliyeen Tuulada Baqdaad ee…
