Xoghayihii ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Canab C/laahi Xaashi oo ahayd iyo wiil ay dhashay guddoomiyaha ururkaasi Batuula Sheekh Axmed Gaballe ayaa…
Browsing: Weerar
Koox hubeysanayaa goor dhoweyd weerar ku qaaday Gaari ay leedahay haweeney guddoomiye u ah ururka haweenka Qaranka.
Lix qof ayuu dhaawac ka soo gaaray weerrar ka dhacay bariga London oo looga shakisan yahay in loo adeegsaday walxo…
Taliyihii Nabadsuggida ee degmada Kaxda, Gobolka Banaadir ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weerar duhurnimadii maanta ay ku qaadeen…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu qaaday gaari uu la socday taliyaha NISA ee…
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar culus ku qaadeen bar koontarool oo…
Maleeshiyada kooxda Alshabaab ayaa saaka la wareegay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
War saxaafadeed maanta ka soo baxay hogaanka Ciidamada Maraykanka ee Afrika (Africom) ayaa lagu sheegay in iyada oo xiriir lala…
Ugu yaraan labo askari ay ku dhimatay mid kalena waa uu ku dhaawacmay weerar ka dhacay meel u dhaw tuulada…
Ciiddamada ammaanka Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay gaari maalmihii ugu danbeeyay dilal qorsheysan iyo weerarro ka geystay degmada Dharkeynley ee…
Koox hubeysan ayaa maanta weerar ku qaaday Gaari uu leeyahay mas’uul ka tirsan Gobolka Banaadir.
War saxaafadeed uu soo saaray taliska ciidamda Mareykanka ee Africa (AFRICOM) maanta ayaa lagu sheegey in iyadoo iskaashi lala yeelanayo…
Weerar ay geysatay diyaarad Drone ah oo uu Mareykanku leeyahay oo ka dhacay meel ka mid ah gobolka Bay ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka uu ka badbaaday isku dal…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen dadkii ka dambeeyay qaraxyadii dhowaan ka dhacay tuulada Af-urur ee Gobolka…
Booliska dalka Belgium ayaa sheegaya in bartmaha magaalada Brusells lagu toogtay nin Toorey ku hubeysnaa oo weeraray labo askari.
Gaari ay saaran yihiin haamo shidaal oo yaryar ayaa laga helay meel u dhaw goob lagu qaban lahaa bandhig faneed…
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa amar ku bixiyay baaritaan rasmi ah in lagu sameeyo weerarkii lagu qaaday Qoyska…
Al-Shabaab ayaa caawa weerar ku qaaday degmada Afgooye, halkaasoo uu ka dhacay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa goor dhoweyd weerar ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOm duleedka magaalada Balcad ee…
