Wararka laga helayo magaalada Vieanna ee dalka Austria ayaa sheegaya in weerarro hubeysan ay ka dhaceen caasimadda dalkaasi.
Browsing: Weerar
Kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa sheegtay weerar shalay ka dhacay degaanka Xoosh, degmada Dharkeyneynley ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa shaaciyey inay tiro ka mida maleeshiyada Alshabaab ku laayeen weerar qorsheysan oo ka dhacay degaanka Bariirre…
War kasoo Al Shabaab ayaa lagu shaaciyey in werarkii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay degaanka Janaay-Cabdalla, duleeda Kismaayo, lagu dilay…
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday degaanka Daarusaleem ee degmada Awdheegle, Gobolka Sh/hoose goob la sheegay inay isku urursanayeen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya dabley hubeysan ay xalay weerar ku qaadeen bar ay ciidamada amniga ku leeyihiin…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa nin hubeysan oo weerar ku qaaday Goob Mingiska lagu tumo oo ku taallada degmada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ay caawa weerar ku galeen xarunta TV-ga…
Ciidamada Kumandooska Xoogga Dalka Somaaliya ee Danab ayaa shaaciyey inay howlgal qorsheysan ka fuliyeen Degaanka Carrabow oo 50-km u jira…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo is-miidaamin ah oo loo adeegsaday Gawaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo saaka…
Al-Shabaab dhowr jeer ayay hoobiyaal ku weerareen garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaallada Muqdisho. Qaar ka mid ah hoobiyayaashaas ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaafiic Hoobiyeyal ah lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga Himilo ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa ciidamada dowladda ku eedeeyay rasaas ku…
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa soo saartay digniin ku saabsan weerar argagixiso oo ka dhici kara Hotel ku yaalla…
Dabley ka tirisan Alshabaab ayaa weerar aan hor loo arag oo gaadmi ahaa ka fuliyey saldhig ay ciidmada AMISOM ee…
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhaawacmay weerar loo adeegsaday Gaari oo la jiirsiiyey dad badan oo ku sugnaa magaalo…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay qasaaraha weerarkii ay ku qaaday saldhigga ciidamada Dowladda Somaaliya ee Ceel-saniini, Gobolka Sh/Hoose, iyadoo sheegtay inay…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) iyo dowladda Soomaaliya ayaa War kasoo saaray howlgal duqeyn cirka ah oo ka dhacay…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaaday Bas rakaab ah oo…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka saddex weerar ka fulisay Gobolka Sh/hoose, kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya aya shaaciyeen inay shalay la…
