Dabley hubeysan ayaa caawa weerar ku qaaday xarunta shirkadda isgaarsiinta Hormuud ee xaafadda Sey Biano, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Browsing: Weerar
Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar xoog leh xalay saqdii dhex ku qaaday degaanka Bariire ee Gobolka Shabeellada Hoose oo ay dhowaan…
Alshabaab aya asheegtay in weerar gaadmo ah oo ka dhacay duleedka degmada Balcad, Gobolka Sh/Dhexe ay ku dishay saraakiil sare…
Dagaalyahano ka tirsan AlShabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen saldhig Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin duleedka Magaalada Mandhera…
Qarixii 8aad ahaa ka dhacay magaalada Colombo ee dalka Srilanka oo maanta ay ruxeen qaraxyo is daba joog ah oo…
Afhayeenka howlgallada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay sababtii ay ay shalay weerarka ugu qaadeen Xarumaha wasaaradaha Shaqada…
Wararkii ugu danbeeyay ee qaraxyadii Muqdisho aya sheegaya in dabley hubeysan ay gudaha u galeen xarumo wasaaradeed oo ku yaalla…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa ka baxay xalay xilli danbe degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe, kadib markii ay xalay dagaal kula…
Wararka laga helayo gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inuu dagaal ka socdo gudaha degmada Balcad ee Muqdisho u jira 30 KM,…
Dadka ku dhintay weerarkii hubeysanaa ee maanta lagu qaaday magaalada Utrecht ee dalka Holland ayaa sii kordhay waxayna tiradoodu gaartay…
Wararka laga helayo dalka Holland ayaa sheegaya in nin hubeysan uu weerar ku qaaday xarun tareenada laga raaco oo ku…
Diyaargaow lagu aasayo 50 qof oo ku dhintay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday laba masjid oo ku yaalla magaalada Christchurch…
Ra’iisal wasaaraha dalka New Zealand haweeneyda lagu magacaabo Jacinda Ardern ayaa xijaab xiratay iyadoo tacsi ugu dagtay dadkii muslimiinta ahaa…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray dadka muslimiinta ah ee lagu laayey weerarkii lagu qaaday masjidka ku…
Madaxda Caalamka ayaa si weyn u cambaareeyay, kuna tilmaamay fal laga naxo oo argagixiso ah weerarkii lagu qaaday laba masjid…
Wararka laga helayo dalka New Zealand oo maanta weerar lagu qaaday Masjidyo dad muslimiin ah ku tukanayeen ayaa sheegaya in…
Wararkii ugu danbeeyay ee weerarkii dalka New Zealand ayaa sheegay in 49 qof lagu dilay 20 kalena dhaawacyo ayaa kasoo…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa beeniyay in askar ka tirsan ciidamada Mareykanka lagu dilay ama lagu dhaawacay weerar…
Ciidmaada Kumaandooska Somalia iyo kuwa Mareykanka ee gacanta siiya ayaa xalay weerar cir iyo dhul ah ku qaaday degaanka Daarusalaam…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in weerar lagu qaaday Nabadoon caan ahaa oo ka mida isimada Puntland ee…
