Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in Ciidamada Ammaanka maamulka Galmudug ay xireen ganacsade lagu magacaabo Liibaan Maxamed Xasan (Liibaan Shuluq).
Browsing: Xaaf
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenkii labaad ee Baarlamaanka Galmudug lagu xayiray magaalada Cadaado.
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa si cad u sheegay inuu ka badbaaday qorshe Dowladda Federalka ay ku…
Madaxweynaha maamulka Galmudug ee qaar ka mida xildhibaannada Baarlmaankiisa ay xilka ka qaadeen ayaa u goodiyay madaxeynaha Federaalka Soomaaliya.
Xildhibaanadii xilka ka qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa War-cad kasoo saaray shirka Kismaayo, iyadoo sheegay inuu shirkaasi…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo goor dhoweyd gaaray magaalada Kismaayo ayaa ayaa si yaab leh loogu soo dhoweeyay…
Inta badan Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay kulan dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo qaar ka mida…
Urur Goboleedka IGAAD iyo Midowga Afrika ayaa ku biiray dadaalka loogu jiro xalinta khilaafka madaxda Maamulka Galmudug.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan xildhibaannada Federaalka ee taageersan Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa aflagaado kula kacay Guddoomiyaha…
Madaxweynaha Galmudug ee lagu dhawaaqay in xilka laga qaaday Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay inaysan jirin maxkamad sare oo…
Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) waxaa lagu tilmaamaa in uu yahay nin ka duwanaan karro madaxda kale ee maamul goboleedyada.
Maxkamadda sare ee Galmudug ayaa ayiday oo xil ka qaadistii lagu sameeyay madaxda ugu sareysa Maamul Goboleedka Galmudug.
Maxkamadda sare ee Gal-Mudug oo sharci ku tilmaamtay xil ka qaadistii lagu sameeyay madaxda Maamul Goboleedka Galmudug.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa xildhibaanadda Galmudug ku tilmaamay calooshood u shaqeystayaal si sahlan loogu adeegsan karo inay dumiyaan maamulkooda.
Guddoomiyaha magacaaban ee Maxkamadda Sare ee Galmudug Yaxye Sheekh Cali ayaa tegay Magaalada Caadaado iyadoo laga cabsi qabo inuu sii…
Xildhibaanadii labada Gole ee sheegay inay dhexdhexaadinta Madaxda Sare ee Galmudug u tageen magaalada Caado ayaa gacmo ku laabtay Magaalada…
madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa xayiraadii ka qaaday Garoonka magaalada Cadaado oo uu dhowaan ka joojiyay duulimaadyada ka yimaada magaalada…
Shir deg-deg ah oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Galmudug, ayaa looga hadlay go’aankii Baarlamaanka Galmudug ay ku badbaadiyeen aayaha maamulka, kaasoo…
Madaxweynaha Galmudug oo qaar ka mida xildhibaannada maamulkaasi ay xilka ka qaadeen Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ku dhawaaqay inuu…
