Xildhibaanadii xilka ka qaaday madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa waqti u qabanaya xilliga ay dhaceyso doorashada madaxweynaha…
Browsing: Xaaf
Madaxweynaha Galmudug ee qaar ka mida xildhibaannada maamulkaasi ay xilka ka qaadeen ayaa si weyn u soo dhoweeyay xil ka…
khilaafka siyaasadeed ee maamulka Galmudug oo maraya heerkii ugu sareeyay ayaa yeeshay weji cusub kadib markii labada dhinac ee madaxda…
Qaar ka mida Xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ayaa caawa shaaciyay inay xilkii ka qaadeen guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi Cali Gacal Casir.
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa si kulul ugu eedeeyay dowladda federaalka inay wado olole ay ku rideyso,…
Qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqay inay xilkii ka xayuubiyeen guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka…
Xildhibaanadii xilka ka qaaday madaxweynah Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ku dhawaaqay Guddi qabanqaabinaya doorashada Madaxweyne cusub oo Galmudug…
Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mida odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda Galmudug ayaa ka digay burbur ku yimaada maamulkaasi.
Qaar ka mida ciidamo fara badan oo magaalada Cadaado yimid kadib xiisada siyaasadeed ee Galmudug ayaa laga saaray magaalada, iyadoo…
Maleeshiyooyin fara badan oo magaalada Cadaado yimid kadib xiisada siyaasadeed ee madaxda Galmudug ayaa qaarkood laga saaray magaalada, sida ay…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa ku eedeeyay xildhibaannadii labada Aqal ee Cadaado u tegay xalinta khilaafka madaxda Galmudug…
Iyadoo xiisada siyaasadeed ee ka taagan Galmudug ay kasii dartay ayaa madaxda sare ee is khilaafsan ay isku xireen shuruudo…
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa shaaciyay xaqiiqada waanwaantii laga dhex waday madaxda sare ee Galmudug iyo halkii…
Ujeeddo:-Soo Jeedin Xilka qaadis Madaxweeynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug. Anagoo ah Xildhibaanadda Ku saxiixan motion-kaan Kadib markii aan aragnay Qodobka 52-aad…
Madaxweynaha maamulka Galmudug oo qaar ka mida xildhibaannada Galmudug ay xilka ka qaadeen Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magacaabay mas’uuul…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya in xaalada siyaasadeed iyo ammaanka ee magaalada kacsan tahay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay ka hortageen bannaanbax ay dhigayeen dad taageersan Madaxweynaha muranka…
Qorshe caawa laga filayay in xilka looga qaado Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi ayaa caawa dib u…
Wasiirada taageersan madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa soo saaray go’aanno uga sii daraya khilaafka siyaasadeed ee ka taagan…
Xildhibaan Cabdi Dhuxulow (Dhegdheer) oo ka mida senatoorada Aqalka sare ee kasoo jeeda Galmudug ayaa farriin u diray madaxweynaha Galmudug…
