Sacuudiga ayaa diyaar garowgii ugu weynaa ugu jirta sugidda ammaanka xajka iyo xujeyda sanadkan.
Browsing: Xajka
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya, isagoo ka dhiidhihiyay dhibaatada ka taagan kharashka…
Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa Gantaal nooca Balastikada ah ku riday dalka Sacuudiga iyadoo ku weeraray dhinaca magaalada barakeysan ee Maka…
Adeegyo cusub oo aanay hore u heli jiray ayaa sanadkan loo suurageliyay inay helaan Xujeyda Soomaalida.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday xilliga ay noqoneyso maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa ee loo yaqaan Tobanaadka.
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Daahir Maxamuud Geelle ayaa faah faahin ka bixiyay tirada Soomaalida ee sanadkani…
TAXANAHA WAQTIYAYSAN DHIBAATOOYINKII XAJKA SANIDIHII 1975 ILAA 2015 Waxaa xiray tiro badan oo is buurasho ah iyo dhacdooyin kale oo dhimasho…
Wararka laga helay magaalada barakeysan ee Maka ayaa sheegaya in ugu yaraan 310 ruux oo ka mid ahaa xujeyda sanadkan…
Waxaa sii kordhaya dadka ku dhintay shilkii weynaa ee Jimcihii hore ka dhacay Xaramka magaalada Maka Almukarama ee dalka Sacuudiga…
Fanaanka caanka ah ee reer Caalami asalkiisuna Soomaalida yahay oo heysta dhalashada dalka Kanada Keynaan Cabdi Warsame oo ayaa ka…
Guddoomiyaha arrimaha Masjidka barakeysan ee Xaramka Sheekh C/raxmaan Assudeysi ayaa furay mashruuc adeeg ah oo lagu soo kordhiyay Masjidka Xaramka…
