Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Monday, June 8
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»TAXANAHA WAQTIYAYSAN DHIBAATOOYINKII XAJKA SANIDIHII 1975 ILAA 2015

    TAXANAHA WAQTIYAYSAN DHIBAATOOYINKII XAJKA SANIDIHII 1975 ILAA 2015

    September 28, 2015Updated:September 28, 20154 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    TAXANAHA WAQTIYAYSAN DHIBAATOOYINKII XAJKA  SANIDIHII 1975 ILAA 2015

    Waxaa xiray tiro badan  oo is buurasho ah iyo dhacdooyin kale oo dhimasho iyo hdwaacayo yo oo ka dhacay goobaha barakaysan ee Sacuudi  Carabiya  ilaa sanadkii 1975-kii, ku dhimashada kumanaan ruux oo xaajiyayaal  xilligada gudashada dhagax tuurka (Jamaraadka)  oo ka dhaca banaanka Mina oo ah magaalada maka Al Mukarama.

    isjiir

    Sanad waliba Malaaiyiin  qof ayaa isugutaga gooaha barakaysan ee Maka iyo Madiina ee si ay u gutaan Xajka  xafladaha balaaran waxay loo sameeyaan howlo ammaan iyo agab  oo aad u balaaran oo ka hor yimaada mas’uuliyada Baqortooyada  Sacuudi Carabiya  xaaladdaha Xajka  iyo dhacdooyinka ku hareeraysan  ku hareeraysan waxay keenaan shilal iyo bur bur  sida tii ka dhacday is buurashadii Khamiistii  meel u dhow Maka  halkani aan ku eegno dhacdooyinkaas oo taariikhasan iyo dhibaatooyinkii dhimasho iyo dhaawac ee gaystee sanadihii u dhaeeyay 1975 ilaa 2015:

    2015: 24 September: At least 310 are killed and hundreds injured in a stampede in Mina, on the outskirts of the holy city of Mecca.

    Bishii Sebtember 24teedii 2015: ugu yaraan 769 qof iyadoo in kabadan 900 ku dhaawacmeen is buurasho ka dhacday MINA oo ah banaanka magaalada barakaysan ee Maka Al Mukarama.

    Bishii Sebtember 11 keedii 2015: xilligii loo socday gudashada Xajka ugu yaraan 107 qof ayaa  geeriyooday iyadoo ilaa 400 qof ay ku dhaawacmeen kadib markii uu wish ku soo dacay xilli ay cimiladu xumayd iyadoo ay dhibaatadaasi ka dhacday Masaajika Weyn ee  magaalada Maka halkaasi oo ah goobta ugu barakaysaan Islaamka

    Bishii Janaayo 12keedii 2006:  in ka badan 360 Xaaji ayaa ku geeriyooday is buurasho ka dhacday MINA kadib markii  Xaajiyaalka ay ka sii baxayeen  dhagax  tuuritaanka shaydaanka ( Jamaraadka ). Maali ka hor bilaabashada Xajka  dabaq ka kooban 8 dabaq oo loo isticmaalyay Hoteel k la degan yahay oo u dhawaa Masaajika Wey nee Maka ayaa  dumay halkaaoo ay ku geeriyoodeen 73 qof.

    Bishii Janaayo 6deedi 2006 76 qof ayaa ku geeriyooday h kadib Hotel ayay deganaayeen uu ku yaalay bartamaha magaaladav .

    Bishii 22kii Janaayo 2005: Seddex Xaaji ayaa lagu tuntay oo geeriyooday si buurasho ka dhacday MINA

    Bishii  Febraayo 1deedii 2004:  Bur bur ku dhacay Xaajiyaal ku sugnaa MINA ayaa waxaa ku geeriyooday 250 Xaaji iyadoo ay boqolaal kale ku dhaawacmeen  maalintii ugu danbaysay kullamada gudashada Xajka.

    Bishii FEbraayo 11keedii 2003; 14 qofood oo Mutadawiciin ah ayaa ku geeriyooday maalintii ugu horeysay dhagax tuurka shaydaaanka (Jamaraadka)

    BishiiMaarso 5teedii 2001:  Is burasho ka dhacday MINA xilligi maalintii uu danbaysay ee kullamada Xajka ayaa waxaa ku geeriyoo day 35 Xaaji .

    Bishii Abriil 9keedii 1998: in ka badan 118 qofood ayaa ku geeriyooday iyadoo 180 kale ku dhaawacmeen si buurasho ka dhacday MINA.

    Bishii Abriil 15keedii 1997: 343 Xaajiyaal ayaa ku geeriyooday dab ka kacay Teendhiooyin ku yaalayMINA iyadoo gubashadaaais y saaciday dabaylo xawli sare ku socday in kabadan 1,500 ayaa ku dhaawacantay.

    Bishii May 24 keedii 1994: 270 Xaaji ayaa ku geeriyooday si buurasho ka dhacday xilligii Dhagax tuurka (Jamaraadka ) oo ka dhacday MINA, mas’uuliyiinta u xil saarnayd  oo qiimeeyay tirade la diiiwan galiyay ee  Xaajiyaalka ku sugnaa goobta.

    Bishii Luuliyo 2deedi 1990: is buurasho aad u darran  ayaa ka dhacday Dhuunta (Tunnel ) la maro ee MINA kadib markii  uu guul daraysatay nidaamka  qaboojinta halkaasoo dilay 1,426 Xaaji kuwaasoo  ka  yimid dalalka Aasiya

    Bishii Luuliyo10keedii 1989:  laba weerar ayaa ka dhacay banaanka Masaajidka Weyn   hal qof ayaa ku dhintay iyadoo ay ku dhaawac meen 16 kale. 16 Shiicada Kuwayt ayaa lagu helay danbigaasi toddobaadyo kale waa la dal dalay.

    Bishii Luuliyo 31keedii 1987: Xooggaga Ammaanka  Sacuudi Carabiya ayaa ka hor tagay dibad bax aan la oggolaan oo ay qabteen Xaajiyaalka u dhashay  Iiraan in badan 400 qofood oo ay ku jiraan 275 Iiriyaan ah aya u geeriyooday iyadoo loo eegayo tirooyinkii ay saareen rasmi oo ay saareen Saraakiisha sacuudi Carabiya .

    Bishii Nofember 20keedii 1979:  Boqolaal rag hubaysan oo ka hor jeeda  dowlada Sacuudi Carabiya  oo ka hor tagtay gudaha Masaajidka Wey nee Maka iyagoo u qabsaday daraasiin Xujey ah,  tirade rasmiga ah ee dhimashada iyo dagaalkii sii raacay ayaa waxaa ku geeriyooday 153 qof iyagoo ay ku dhaawacmeen 560 kale.

    Bishii Dismber 1975: Dab aad u baalaran oo ka bilaabmay gaas cuntada lagu karsado oo qarxay goob ay ku sugnaayeen Xaajiyaal oo ku dhow magaalada Maka waxaa ku geeriyooday 200 qofood.

    W/T: Maxamed Yuusuf Culusow

    Xigasho: theguardian

    [ad name=”HTML-1″]

     

    Xajka
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomaliland oo diiday in la booqdo Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee u xiran
    Next Article Xiddigaha Geeska: Taliye Caadi Iska Dhig (W/Q: Yusuf Garaad)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo