Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka Sayid Cali Sheekh Maxamed ayaa jawaab ka bixiyey xil ka qaadis lagu sameeyay iyo eedeyn…
Browsing: Xaliimo yarey
Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Doorashooyinkii Qaranka ayaa xilka laga qaaday, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Guddiga iyo shan…
Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Shan xisbi siyaasadeed oo cusub siiyey shahaadooyin diiwaangelin KMG ah xaflad ka dhacday…
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa bilaabay diyaargarowga doorashada kuraas ka bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) ayaa shaacisay in kuraas hore leh oo ka bannaan Golaha…
Iyadoo Maalintii Shaley ahayd Magaaladda Dhuuso Mareeb Xabsi Guri la geliyey Gudoomiyaha Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Qaranka ka dib markii…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey” ayaa beenisay in la sii daayey, waxayna caddeysan inay xabsi guri…
Ahlu suna ayaa la sheegay inay goor dhoweyd xoriyadeedii u soo celisay Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaran Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaran Xaliimo Maxamed Ismaaciil (Xaliimo yarey) muddo lagu xayiray magaalada…
Guddiga Doorashada Qaran ayaa maanta hortegaya xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaalaiya.
Xafiis loogu magac daray diiwaangelinta Xisbiyadda Siyaasadda dalka ayaa maanta laga furay magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Doorashooyinka Xaliimo Ismaciil Ibraahim ayaa ka hadashay mustaqbalka Guddigeeda iyo guddiga cusub ee Doorashooyinka oo uu dhowaan…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa u sheegtay Baarlamaanka Federaalka kulankiisii maanta 29 Decemberr 2015 in howshii guddiga ay la wareegeen…
Guddiga doorashooyinka Qaranka Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dalka Xaliimo Maxamed Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa baarlamaanka Soomaaliya maanta hor tegay iyagoo ka hor…
Xaliimo Ismaaciil Ibrahim (Yarey) waxay ka mid noqotay shaqsiyaadka ka dhex muuqda siyaasadda dalka kadib markii ay ka soo gashay…
Guddiga Doorshooyinka oo ka mida guddiyada Qaran ee dhowaan Baarlamaanku ansixiyay ayaa guddoomiye u doortay Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) kadib…
Guddiga Doorashooyinka ee dhowaan Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyay isla markaana la dhaariyay ayaa ku mashquulsan sidii uu u dooran lahaa guddoomiye…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Guddiyada madaxa banaan ee Doorashooyinka iyo kan Xuduudaha, iyadoo cod qarsoodi ah loo qaaday xubnaha…
Baarlamanka Soomaaliya ayaa la filayaa inuu maanta cod u qaado Guddiyadii Qaran ee doodooda socotay maalmihii danbe oo ay ka…
Gudoomiyaha Guddiga farsamada shirka maamul samaynta Gobolada Dhexe Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa shir jaaraa’id oo ku qabatay Cadaado ka sheegtay…
