Browsing: Xarunta Gobolka
Waxaa lasoo gabagabeeyay wejigii koowaad ee Baaritaan iyo Hubin Amni oo lagu sameynayo shaqaalaha Xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kadib…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulankiisii ugu horeeyay maanta la yeesahy guddoomiyaasha degmooyinka gobolka…
Xog dheeraad ah ayaa laga helayaa xarunta Gobolka Banaadir ee Qaraxu ka dhacay Arbacadii 24-ka July 2019, iyadoo la ogaaday…
Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa bilaabay inuu Biro waaweyn ku xiro goobaha laga soo galo xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.
Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa maalintii ugu horeysay ee xafiiska la wareegeen kormeer iyo hubin ku sameeyay ciidamada ilaaliyaha…
Ciidamadii ilaalada Madaxtooyada iyo kuwa NISA ee la wareegay xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay qaaday saaka kadib markii ay…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ayaa shirkii toddobaadlaha ahaa ee maamulka Gobolka Banaadir u bedelay inuu qabsoomo habeenkii.