Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa qaatay go’aan aan la fileyn oo ah inay kordhiyaan tirada wasaaradaha iyo wasiirada.
Browsing: Xasan Cali Kheyre
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galaya isu soo bax iyo salaad roobdoon ah oo hadda ka…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa dalab culus hordhigay xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaaliya kadib kormeer uu maanta…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amarkii ugu muhiimsanaa soo saaray, kaasoo ku saabsan dhulka hantida guud.
Siyaasiga caanka ah ee dalka Kenya Faarax Macalin ayaa si lama filaan ah ugu soo biiray ololaha magacaabidda Golaha Wasiirada…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya xlliga la magacaabayo Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay soo gabagabeeyay la-tashiyadii uu la yeelanayay xildhibaanada beelaha Soomaaliyeed.
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta looga yeeray saxafiyiinta iyadoo arrintaasi lo qaatay inay tahay munaasabad lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirada.
Iyadoo uu socdo dadaalkii ugu danbeeyay ee xulista iyo magacaabidda Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale xayiray kharashaadka laga bixiyo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo kulamo is daba joog ah al yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka aya hor dhigay laba qodob…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan qado sharafeed ah la qaatay haweenka iyo xildhibaanada haweenka ah ee…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan shaqsiyaad la hadal hayo inay ka mid noqon doonaan Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa bilaabaya qorshe cusub oo uu ku soo xulayo Golaha wasiirada.
Isku shaandheyn ayaa ku bilaabatay shaqaalaha Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya kadin markii uu xilka la wareegay Ra’iisal wasaare Xasan Cali…
Ololaha dhismaha xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo magacaabidda Golaha wasiirada ayaa si xowli ah uga socda magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha cusub ee oomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay qorshihiisa maalmaha oo socda iyo waxyaabaha uu qaban doono.
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay xilkiisii ugu horeeyay kadib markii xilkaasi loo dhaariyay.
Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre magacaabiddiisa lama filaanka ahayd iyo taariikhdiisa nololeed ka sokow wuxuu leeyahay taariikh siyaasadeed oo yaab…
