Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay Ra’iisal wasaarihii hore Cumar C/rashiid.
Browsing: Xasan Cali Kheyre
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si rasmi ah xilka la wareegay maanta kadib markii shalay codka…
Magaca Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya lagu sameystay barta twitter-ka aya jahawareer ku abuurtay diblomasiyiinta iyo weriyeyaasha, ku xiran wararka dowladda Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa digniin hordhac ah kasoo saaray arrinta musuqmaasuqa baahay ee dalka ka…
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod caqlabiyad leh kalsoonida ku siiyay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo 23-kii February uu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Baarlamaanka Soomaaliya uu codka kalsoonida siiyay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.
Warar isa soo taraya ayaa ka hadlaya xiriira Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre la leeyahay dalalka saameynta…
Iyadoo maanta codka kalsoonida loo qaadayo Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa sii xoogeynaya welwel ay…
Dadaaladii ugu danbeeyay ayaa caawa ka socda magaalada Muqdisho saacado uun ka hor kulanka Baarlamaanka lagu horkeenayo Ra’iisal wasaaraha magacaaban…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka iyo siyaasiyiinta sida weyn u taageersanaa doorashada Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa maalin la soo hormariyay xilliga la hor geynayo Baarlamaanka Soomaaliya.
Gudoonka Golaha Shacabka ayaa shaaciyay xilliga uu furmayo kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka Federaalka.
Isbedel siyaasadeed la yaab leh ayaa ka dhacay doorashada Soomaaliya kadib markii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu magacaabay Ra’iisal wasaare…
Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ugu horeeyay maanta la yeeshay xildhibaanada Baarlamaanka ee kasoo jeeda…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan wadatashi ah ugu yeeray xildhibaanada labada gole ee kasoo jeeda Beesha Mudullood.
Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa durba bilaabay olole uu ku doonayo inuu kalsooni uga helo Baarlamaanka…
Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya ayaa sii wada kulamadii uu la yeelanayay diblomaasiyiinta iyo qeybaha bulshada Soomaaliyeed.
Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar.
Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha cusub ee magacaaban Xasan Cali Kheyre uu wado qorshe keeni kara inay…
