Ra’iisal wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la yeeshay safiirka UK u fadhiya Soomaaliya Mr. David Concar.
Browsing: Xasan Cali Kheyre
Mid ka mida musharixiinta u taagnaa xilka madaxweyne, kana tirsan baarlamaanka Federaalka ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay olole looga horjeedo…
Warbixin dheeraad ah ayaa laga helay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, kaasoo uu xilka u magacaabay Madaxweyne…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xisbi ka mida xisbiyada siyaasadeed ee ka jira dalka Norway ayaa ku baaqay…
Ra’iisal wasaaraha la magacaabay ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa iska casilay xilkii iyo shaqadii uu ka hayay Shirkadda Soma…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in Xasan Cali Kheyre uu u magacaabay inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub…
“Norske Hassan ny statsminister i Somalia” Qof Noorwiijiyaan ah oo loo magacaabey xilka ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, ayaa cinwaan looga dhigey faallo…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay ee war ka soo saara magacaabidda Ra’iisal Wasaaraha Somaaliya.
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa kashifay sababta uu xilka Ra’iisal wasaaraha ugu magacaabay Xasan Cali Kheyre.
Faafhaahin ayaa ka soo baxeysa magacaabidda Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta xilkaasi u soo xushay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hore u qaaday qaaday tallaabo hor leh oo cusub isagoo Ra’iisal wasaare u magacabaay nin…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu magacaabay Ra’iisal wasaare.
