Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»AKHRISO: Waa kuma Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre..? [Warbixin Xasaasi ah]

    AKHRISO: Waa kuma Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre..? [Warbixin Xasaasi ah]

    February 23, 2017Updated:February 23, 20172 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hore u qaaday qaaday tallaabo hor leh oo cusub isagoo Ra’iisal wasaare u magacabaay nin lagu magacaabo Xasan Cali Kheyre.

    Magacaabidda Ra’iisal wasaaraha ayaa la yaab ku noqotay dad badan, sabaha soo socda awgeed.

    1- Waa ninkii ugu horeeyay ee kasoo jeeda beesha Murusade oo xilkan loo magacaabo taariikhda, taasoo uu uga badbaaday sida muuqata loolankii u dhaxeeyay Beelaha Abgaal iyo H/Gidir.

    2- Waa nin aan siyaasad hore ugu jirin, oo ku soo caan baxay urarrada samafalka, waxaana uu madax ka noqday hay’add NRC ee samafalka Norway.

    3- Waa Qurbejoog kale oo haysta dhalashada Norway, isla markaana isaga iyo madaxweynha ay wada yihiin qurbejoog.

    4- Xasan Cali Kheyre wuxuu Soomaaliya u qaabilsanaa Shirkadda SOMA and OIL oo muran badan hareeyay musuq ay ku lug yeelatay kadib heshiis shidaal baarisa ah oo ay la gashay dowladii Xasan Sheekh.

    5- Ra’iisal wasaaraha la magacaabay waxaa lagu eedeeyay  inuu xiriir la leeyahay Alshabaab, arrintaas oo ay qoreen Guddiga cunaqabateynta Q/Midoobay laakiin markii dambe caddeyn loo waayay.

    Ra’iisal Wsaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre

    Xasan kheyre ayaa hore u ahaa la-taliyaha madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna lug weyn ku lahaa heshiiska shidaal baarista shirkadda SOMA AND OIL oo uu madax uga ahaa Geeska Afrika.

    Warar Xogogaal ayaa sheegay  mar iyadoo loo magacaabi rabo Xasan Kheyre  xoghayaha guud ee IGAD  ay soo baxday  Warbixin ay Guddiga QM ugu qaabilsan Kormeerka Cunaqabataynta Hubka ee saaran Somalia iyo Eritrea (The UN’s Somalia and Eritrea Monitoring Group) ku sheegeen inay Xasan Kheyre suurtogal tahay inuu xiriir la leeyahay Xarakadda Alshabaab.

    Xiriiryaha Guddiga QM ee Kormeerka Somalia iyo Eritrea, Christophe Trajbet ayaa horey u qoray in Wakiilka Soma Oil and Gas ee Bariga Afrika, Xasan Kheyre laga yaabo inuu xiriir la leeyahay Alshabaab iyo waxa uu ugu yeeray Xag-jirayaasha.

    Dagaal dheer oo sharciyeed waxaa Guddiga Q/Midoobay uu bixiyay raaligelin, waxaana Hassan Kheyre u dooday qareeno caalami ah oo eedeynta Guddiga Q/Midoobay meesha ka saaray.

    Si kastaba ha ahaatee waxaa muuqata in madaxweyne Farmaajo uu kasoo dhex xushay 40 musharax oo xilkan u taagnaa, waxaana hadda howsha ugu weyni tahay inii kalsooni ka helo Baarlamaanka.

    HOOS KA AKHIRSO QORMOOYIN XASAASI AH OO KU SAABSAN RA’IISAL WASAARAHA MAGACAABAN

    Ra’iisal wasaare Xasan Kheyre ma Alshabaab ayuu xiriir la lahaa..? [Warbixinta Qareenkiisa]

    Akhriso: Taariikh Nololeedka Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre

    Hassan Ali Kheyre Ra'iisal wasaaraha cusub SOMA And OIL Soma gas and Oil Soma Oil Top Xasan Cali Kheyre
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo magacaabay Ra’iisal wasaare cusub ee Soomaaliya [Waa kuma..?]
    Next Article Madaxweyne Farmaajo oo socdaalkiisii ugu horeeyay uga dhoofay dalka [Halkee ku sii jeedaa.?]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo