Kadib markii uu helay codka kalsoonida Baarlamaanka 23-kii September 2020, isla markaana uu noqday Ra’iisal wasaare rasmi ah waxaa Maxamed…
Browsing: Ra’iisal wasaaraha cusub
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo shalay codka kalsoonida ka helay Baarlamaanka Federaalka ayaa isla xalay bilaabay…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Roobe oo maanta 23-ka September codka kalsoonida ka helay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu…
Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay xarunta magaalada Muqadisho kula kulmay Xildhibaannada labad Gole ee kasoo jeeda Beelaha…
Ra’iisal wasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Sii-hayaha Ra’iisal wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan la yeeshay xildhibaanno…
Ra’iisal wasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble ayaa caasimadda Muqdisho ka bilaabay dhaqdhaqaaqiisii ugu horeeyay ee siyaasadeed, iyadoo la filayo in…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa farriin qoraal ah u diray Ra’iisal wasaaraha cusub ee la magacaabay Maxamed Xuseen Roobe, wuxuuna…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay saqdii dhexe 17 September 2020 soo magacaabay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, kadib…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd magacaabay Ra’iisal wasaare cusub, kadib muddo ka badan 55 maalmood oo uu…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadaha soo socda lagu dhawaaqayo Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, iyadoo mashquul…
Iyadoo toddobaadkii saddexaad uu galay dadaalka lagu raadinayo qofka loo magacaabayo xilka Ra’iisal wasaaraha dalka ayuu Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo…
“Norske Hassan ny statsminister i Somalia” Qof Noorwiijiyaan ah oo loo magacaabey xilka ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, ayaa cinwaan looga dhigey faallo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hore u qaaday qaaday tallaabo hor leh oo cusub isagoo Ra’iisal wasaare u magacabaay nin…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo uu magacaabay Ra’iisal wasaare.
Isbedel kale ayaa ku yimid shaqsiga loo magacaabayo jagada ra’iisal wasaaraha oo muddooyinkii danbe uu safka hore ku jiray wasiirka…
Toddobaad tashiyo aan kala go’ lahayn iyo kala xulasho shaqsiyaad ay soo diyaariyeen saaxiibada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kadib ayaa…
