Xildhibaan C/risaaq Axmed Maxamed Jindi oo ka mid ahaa wafdigii Madaxweyneyaashii hore ee Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegay inay khatar badan la geliyay…
Browsing: Xasan Sheekh Maxamuud
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in diyaaradii siday Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ay goor dhoweyd ka degtay Garoonka…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ku eedeeyay Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya inay bixisay amarkii lagu xayiray diyaaradii magaalada Beledweyne…
Waxaa dhowaan magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku haboobeen xisbiyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ka horjeeda…
Iyadoo lagu howlan yahay dhismaha isbaheysi xoog leh oo ay ku jiraan siyaasiyiinta iyo xisbiyada waaweyn ee mucaaradka ku ah…
Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id oo wadajir ah ay wada qabteen madaxweynihii hore Shariif Sheekh…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Madal ay ku bahoobeen xisbiyo siyaasadeed oo kasoo horjeeda dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda hoggaamiya xisbiyo siyaasadeed oo mucaarad ku ah dowladda…
10-kii September, 2012 ayuu noqday madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii codad gaaraya 190 cod uu helay Wareegii u…
4 sano ka hor maanta oo kale waxaa shir ka socday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana shirkaasi ka qeyb…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda olole ugu jira in dib loogu doorto xilka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hortegaya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib markii uu guddoonka baarlamaanka u diray…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda magaalo aan ahayn Kismaayo, iyadoo laga sugayay inuu furo…
