Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Sheekh Shariif oo weerar Afka ah ku qaaday Farmajo “Ma fiirsan karno Aniga & Xasan Sheekh in Dib loo celiyo Dowladnimada”

    Sheekh Shariif oo weerar Afka ah ku qaaday Farmajo “Ma fiirsan karno Aniga & Xasan Sheekh in Dib loo celiyo Dowladnimada”

    October 2, 2019Updated:October 3, 20192 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay ku dhawaaqay isbaheysi siyaasadeed oo Madal ay midoobeen xisbiyadooda, waxayna ka hadleen xaaladda siyaasadda dalka iyo shirka Madasha Iskaashiga Somalia.

    Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in nidaamka Federaalka uu halis ku jiro, isla markaana dowladda hadda ay jirta ay dalka ku wado kala tag iyo burbur, wuxuuna intaas u daray inay ka xun yihiin in shir lagu qato kaas weyn dalka lagu qabto iyadoo ay ka maqan yihiin maamul goboleedyo waaweyn, taasina ay keeni karto in halis ah in dalku kala tago.

    Shariifka ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inuu ammaankii faraha ka baxay ayna sii kordheen weerarrada Alshabaab, magaalada Muqdishana ay kala xiran tahay, iyadoo cid kasta la weydiinayo inuu dowladda u shaqeeyo, taasoo saameyn ku yeelatay ganacsigii, iyadoo dowladda hadda jirta laga waayey amni iyo cadaalad.

    “Marka laga hadlo dhaliilaha dowladda dad badan waxay u fasiraan si aan habooneyn… in la dhaliilo dowladda waa waxa axsaabta loo sameeyay… Shacabka Somaaliyeed inta ay hadda heystaan dadaal, samir iyo dhibaatooyin fara badan,,, ma haboona in dib loo celiyo anagoo joogna.. Markii la doortay Farmaajo aniga iyo Xasan Sheekh Maxamuud dhinacyadiisa ayaan istaagnay, inaan la shaqeyneyno ayaa u ballan qaadnay laakiin dhinaciisa ayey ka shaqeyn weyday..” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.

    “Ma rabno in dalkan dib loo celiyo.. Dastuurkii wa la jebiyey,, khaladaadka jira oo halis ay u tahay in dowladnimada ay u dunto farta ayaan ku fiiqeynaa.. Qaranka marka uu dumayo qofka wax garta waa inuu ka hadlo… dowladnimada waa in la wada leeyahay.. dowladnimada .haddii ay noqoto in dad kooban ay gacanta ku hayaan oo waxay doonaan ka sameeyaan,, arrintaasi waxay keeneysaa qatar weyn..” ayuu yiri hoggaamiyaha Xisbiga Himilo.

    “Ma aamusi karno, kama nabaqeyno wiilal yaryar oo masaakiin ah oo qurbaha jooga caydooda xaqa ugama istaageyno.. wixii aan kusoo dadaalnay marka ay dumayaan.. waxaan ku qasbanahay inaan hor istaagno..” ayuu yiri Sheekha.

    Farmajo Sheekh Shariif Top Xasan Sheekh Maxamuud
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo ka baaqsaday Shirkii Caalamiga ahaa ee Madasha Iskaashiga Somalia [Yaa soo xiray..?]
    Next Article Xasan Sheekh: “Madaxweynaha hadda jooga aniga waa i dhaliili jiray, laakiin hadda dhaliishii ayaa la diidan yahay..” [Daawo]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo