Xisbiga cusub ee Midowga Nabadda & Dimoqraadiyadda UPD ayaa kulankiisii ugu horeeyay isugu yimid magaalada Muqdisho, iyadoo dastuurkiisa lagu ansixiyay, laguna…
Browsing: Xasan Sheekh
Xisbi cusub oo uu hoggaaminayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in looga dhawaaqo magaalada…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu lacag ka badan Rubuc Milyan Doolar ka helay dowladda…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa kulan isug yeeray siyaasiyiinta iyo xildhibaannda beeshiisa.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta hoygiisa magaalda Muqdisho ku booqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Isbaheysiga mucaaradka ee Kutalada xildhibananada Baarlamaanka madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Horusocod iyo xisbiyada KMG ah ee Daljir, Wadajir, Kulan…
Ra’iisal wasaaraha xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ugu…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guriga uu degan yahay ee magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka dowladda Qatar…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta kulan la yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dhowaan…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii 30-ka Ogost dib ugu soo…
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa weerar kulul ku qaaday xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibannada…
10-kii September, 2012 ayuu noqday madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii codad gaaraya 190 cod uu helay Wareegii u…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa salaan ugu tegay madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo maanta dib ugu…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay sababaha…
W axaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo dalka ka maqnaa…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa go’aan aan la fileyn ka qaadatay soo dhoweynta loo sameynayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
Waxaa magaalada Muqdisho caawa laga dareemayaa qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalinta Berri ah…
Qabanqaabada soo dhoweynta madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka socota magaalada…
Kulankii labaad ayaa muddo bil gudaheed ah ku dhex maray magaalada Ankara ee dalka Turkiga madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan…
Isbaheysiga afarta kooxood ee sida weyn uga soo horjeeda dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saray qoraal…
