Soomaaliyey I Maqal Ilaa iyo waagii dowladnimada Soomaaliya ay dhalatay 1960kii, mar kasta waxaa jiray caqabado ay shacabka Soomaaliyeed la…
Browsing: Xasan Sheekh
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamud aya soo dhoweyn maamuusa ah loogu sameeyay safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho ayaa baaq kale u jeediyay dadka Soomaaliyeed.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay in dowladda cusub ee Soomaaliya khilaaf iyo isqabqabsi lagu mashquuliyo.
Fadhigii labaad ee kalfadhiga koowaad ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta lagu dhaariyay xildhibaan cusub oo ku soo biiryay Baarlamaanka.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in loo dhaariyo xildhibaan ka tirsan Baaralmaanka Federaalka Soomaaliya.
Waxay ahaayeen koox kasoo jeeda bulshada rayidka ah, oo dhinaca waxbarashada heer fiican ka gaartay, waxay isugu jireen macalimiin, aqoonyahano…
Warbixin dheeraad ah ayaa laga helay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, kaasoo uu xilka u magacaabay Madaxweyne…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa ka cudurdaartay hadal ka soo yeeray oo uu hore ugu…
Faafhaahin ayaa ka soo baxeysa magacaabidda Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta xilkaasi u soo xushay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay xalay madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe oo shalay soo gaaray Muqdisho.
Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa kulan gaara caawa la yeelatay madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo kooxdii lasoo shaqeysay.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasab Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu Baarlamaanka Federaalka ka doodo mustaqbalkiisa siyaasadeed fadhiga ugu horeeya…
Sawiradii xulka ahaa ee laga soo qaaday xafladii maanta uu xilka kula wareegay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed.…
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Villa soomaaliya, iyadoo uu xilka wareejiyay Madaxweynihii…
Madaxweynaha J.F.S mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa mar kale madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka mudane Xasa Sheekh…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku jira maalmihii ugu danbeeyay ee nolishiisa Madaxtooyada Villa Somalia, isagoo ka…
Madaxweynaha la doortay ee J.F.S Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqdey xarunta madaxtooyada, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyey Madaxweynihii…
“Waxaan maanta kulan la qaatay Madaxwyenihii hore. Waan uga mahadcelinayaa kaalintii uu ka geystay dowlad dhiska Soomaaliya” Madaxweyne Farmaajo
