Xaflad lagu taageerayo musharaxnimada Xasan Sheekh Maxamuud ee xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho.
Browsing: Xasan Sheekh
Xaflad lagu taageerayo musharaxnimada Xasan Sheekh Maxamuud ee xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee mar kale u tartamaya xilka ayaa balanqaad siiyay Guddiga Doorashada.
Madaxweynaha xilka haya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta iska xaadiriyay xarunta Villa Baydhaba ee Guddiga Doorashada si…
Waxaa shalay kulan gaara ku yeeshay xarunta madaxtooyada labada Musharax ee xilka madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud iyo C/raxmaan Maxamud Faroole.
Kulan dhex maray madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha iyo Musharax C/raxmaan Maxamed Faroole oo…
Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa la hoos geeyay qeyb ka mida ciidamada Soomaaliya ee sugi…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya lagu qasbay inuu taageero madaxweynaha xilka ka dhamaaday…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la sheegay inuu heshiisyo kala gaara kula jiro laba musharax…
Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal laga soo saaray xafiiskiisa lagu sheegay inuu aad uga xun yahay kiiska…
Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha ayaa bilaabay olole ay ku dalbanayaan in Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka uu noqdo madaxweyne…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed Sheekh Maxamuud Sheekh Muuse Cigalle wuxuu siyaasadda ka soo galay dhinaca diinta, isagoo…
Daraasad ay sameysay Hay’adda cilmi baarista Itoobiyaanka ah ee CRCD ayaa qeyb ka mida waxay ka ka hadashay dadaal ay…
MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH MAHAMUUD HORDHAC Dalkeena Soomaaliya waxaa uu soo maray marxalado kala duwan tan iyo markii ay buurburtay dawladdii dhexe sanadkii…
Dowladda Sacuudiga ayaa safiir cusub u soo dirtay Soomaaliya, iyadoo uu ku soo beegmay xilligan kala guurka ah ee Soomaaliya…
Shariif Sheekh Axmed ayaa weerarkii ugu weynaa ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii uu maanta dib ugu soo…
Musharaxa xilka madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed oo hadda u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa weerar qulus oo aan hore loo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray Doorashooyinkii Guddoonka Baarlamaanka ee soo gabagabowday shalay.
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa ka hadlay natiijadii doorashada Gudoomiye ku xigeenada Baarlamaanka ee maanta lagu kala baxay.
